Video | Madaxweyne Muuse Biixi oo si adag ugu jawaabay Dowladda Soomaaliya isla markaana karbaashay Madaxweyne Farmaajo. Duration: 3:10. Universal TV

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Madaxweyne Muuse Biixi oo si adag ugu jawaabay Dowladda Soomaaliya isla markaana karbaashay Madaxweyne Farmaajo. Duration: 3:10. Universal TV

December 1, 2018| Arlaadi Online

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa si adag uga jawaabay hadallo kasoo yeeray mas’uulyiinta dowladda Soomaaliya.

Dhinaca kale Mudane Biixii ayaa cashar ku saabsan taariikhda Soomaaliya iyo wixii la soo maray u dhigay Madaxweyne Farmaajo, isaga oo ku sheegay Madaxweynaha Soomaaliya mid aan lahayn Aragti dheer. Halkaan ka daawo khudbada Muuse Biixi.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *