Video |  Mahad Cawad afhayeenka cusub ee xukuumda Khayre ahna Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video |  Mahad Cawad afhayeenka cusub ee xukuumda Khayre ahna Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Soomaaliya

November 25, 2018| Arlaadi Online

Guddoomiye Mahad wuxuu qirtay inuu galay khalad farsamo, balse isaga oo isku dayaya inuu saxo khaldaad uu horey u galay ayuu ku dhacay ama galay khaldaad hor leh, wuxuuna u muuqday macallin aan diyaarsanayn ama aan aqoon badan lahayn oo cashar u dhigaya caruur yar. 

Khudbada Mahad Cawad qofkii dhageysta oo aan horey u aqoon wuxuu u qaadan inuu yahay afhayeenka xukuumada Khayre. 

Halka hoose ka daawo Mahad oo sidoo kale sheegay in Habraaca warbixinta guddiga maaliyadda uu khaldanaa raalli gelina ka bixiyay Warbixinta Guddiga.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *