Video| Maxaa hortaagan in nabad laga dhaliyo Soomaaliya? Maxayse AMISOM iyo Dowlada Federaalka ugu fashilmeen Amniga dalka?

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Maxaa hortaagan in nabad laga dhaliyo Soomaaliya? Maxayse AMISOM iyo Dowlada Federaalka ugu fashilmeen Amniga dalka?

March 14, 2019| Arlaadi Online

Idaacada caalamiga ah ee BBC Somali ayaa waxay qabatay dood 
Ku saabsan Amaanka Soomaaliya iyadoo dooda halkudhigeedu ahaa Maxaa hortaagan Nabadaybta Soomaaliya?

Dooda waxaa ka qayb galay qabiiro Amaanka ka faalooda waxaana dooda ugu muhiimsanaa laba qodob oo kala ahaa: 

1- In aanay jirin cid qaadata masuuliyad Amaanka Soomaaliya iyo dowlada oo sidii la rabay aan Amaanka xil iskaga saarin.

2- In aanay jirin is Aaminaad siyaasadeed iyo nidaam saxa ah oo dowladnimada Soomaaliya lagu dhaqo. Tusaale qaabka dowladnimo ee Soomaaliya oo si fiican aan u cadayn iyo in dowlada fedraalka aysan la iman hanaan Amaan oo layskula xisaabtamo. 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *