Video| Nin Soomaali ah oo dib u celiyey Geel uu dhacay 33 sano ka hor.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Nin Soomaali ah oo dib u celiyey Geel uu dhacay 33 sano ka hor

March 14, 2019| Arlaadi Online

Aadan Garow “Geellaas waxaan u celiyey ILAAHAY dartiis iyo anigoo og in adduunyada laga tagayo.” Aadan waa nin Soomaali ah oo dib u celiyey Geel uu dhacay 33 sano ka hor.

Waa cashar wanaagsan oo ay u baahantahay Soomaalidu in wixii dhexmaray ay sidaasi oo kale cafis iyo wanaag lagu dhameeyo.

 

Xigasho: BBC Somali.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *