Video| Prof. Samatar oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, karbaashayna Mucaaradka, Madaxda dowlada Federaalka & Madaxda Maamul goboleedyada

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Prof. Samatar oo Arrimo Xasaasi ah ka hadlay, karbaashayna Mucaaradka, Madaxda dowlada Federaalka & Madaxda Maamul goboleedyada

May 3, 2019| Arlaadi Online

Prof. Abdi Ismail Samatar oo sheegay in Kursiga Madaxweyne Farmaajo ay cid kale maamusho, wuxuu kale oo sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya uusan Madax banaanayn oo uu Maamulo Nin la keensaday.

Professor-ka ayaa dhinaca kale banaanka soo dhigay waxyaabo badan oo ka qarsoonaa shacabka Soomaaliyeed.

Daawo: Wareysiga Prof. Samatar oo sheegay inuu jiro fashil weyn oo haysta Dowlada Federaalka.

Xigasho: Xogmaal Media

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *