Video | Puntland “Xildhibaano aqoonyahano u badan, tiro yar, tayo badan” ayaa sanadkaan usoo baxay + Heesta “Ku dayo Puntland” oo aan u xulay Madaxweyne Laftagareen iyo reer Koonfur galbeed

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Puntland “Xildhibaano aqoonyahano u badan, tiro yar, tayo badanayaa sanadkaan usoo baxay + Heesta “Ku dayo Puntland” oo aan u xulay Madaxweyne Laftagareen iyo reer Koonfur galbeed

January 1, 2019| Arlaadi Online

Madaxweyne Laftagareen waa in uu ka shaqeeyo sidii ay Koonfur galbeed ku heli lahayd Baarlamaan la mid ah midka Puntland “Xildhibaano aqoonyahano u badan, tiro yar, tayo badan”

Waa in Madaxweynuhu kala diro Baarlamaanka tayda xun misna tirada badan ee KGS oo uu horey usoo xushay Shariif Xasan kuwaas oo kor u dhaafaya 140 xildhibaano.

Warbixin: Golaha Wakiilada Cusub ee Puntland oo Maanta

la dhaariyey iskana dhex doortay Guddoomiye kumeel gaar ah.

Heesta: KU DAYO PUNTLAND 

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *