VIDEO | RUUSHKA IYO SHIINAHA OO SOO BANDHIGAY AWOODDOODA  CIIDAN / Russia launches biggest ever war games involving China

Filed under: News In English,WARARKA MAANTA |

VIDEO | RUUSHKA IYO SHIINAHA OO SOO BANDHIGAY AWOODDOODA  CIIDAN / Russia launches biggest ever war games involving China

September 12, 2018| Arlaadi Online

Madaxweynayaasha Ruushka iyo Shiinaha mudane Vladimir Putin iyo Xi Jinping ayaa shir uga socdaa magalada Vladivostok ee dhacda xeebaha Bari ee Ruushka. Labada madaxweyne ayaa soo bandhigay xirfaddooda cunno karinta, xilli uu Ruushku ku guda jiro dhoolatus ciidan kii ugu weynaa abid ee ciidanka Ruushka ey soo bandhigaan marka laga reebo xilligii ey katirsanaayeen Midowga Soofiyeed. Dhoolatuska waxaa ka qeyb qaadanaya kumanaan kun oo katirsan ciidamada kumaandoosta ee Shiinaha.

Dhoolatuska waxaa ka qeyb qaadanaya 300,000 oo askarta lugta ah, 36,000 gawaarida gaashaaman, in ka badan 1,000 diyaaradaha dagaalka, iyo ku dhowaad 100 maraakiibta dagaalka ah, gujisyo iyo doonyo aan tiradooda la sheegin. Dhoolatusku wuxuu socanayaa 7 maalmood, wuxuu bilaabmay 11/9 wuxuuna dhammaanayaa 17/9.

Credit: Aljazeera

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *