Video | Shariif Xasan oo is-casilay Kana Haray Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Shariif Xasan oo is-casilay Kana Haray Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

November 7, 2018| Arlaadi Online

The End of a Political Era.

Image result for shariif xasan

Madaxweynihii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa iska casilay Xilkii Madaxweynaha, isagoo sidoo kale ka tanaasulay u tartamida Xilka Madaxweynaha Maamulkaas. 

Shariif-ka oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Baydhabo ayaa sheegay in uu u tanasulay Ummadda Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Guddoomiyaha Baarlamaanka C/Qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa si KMG ah xilka madaxweynaha usii hayn doona, waxaana la filayaa in doorashada Koonfur Galbeed ay ku dhacdo waqtigii loogu talo-galay.

Go’aanka uu qaatay Shariif Xasan ee uu iskaga casilay Xilkii Madaxweynaha Koonfur galbeed, sidoo kalena kaga tanaasulay u tartamida Xilka Madaxweynaha Maamulkaas waa go’aan geesinimo leh oo soo dhaweyn mudan. Ahmed Arlaadi

Also read: 

Ahmed Arlaadi oo Shariif Xasan kula taliyay inuu ka tanaasulo Murashaxnimada isna-casilo. November 3, 2018| Arlaadi Online

Dhamaadka waqtigii siyaasada ee Shariif Xasan (The end of the Shariif era) November 2004- November 2018. Maxaa lagu xasuusan doonaa Shariif xasan?September 19, 2018| Arlaadi Online

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *