Video | Shariifow Maxaa luray naftaadii “Runta hadaad rumeysan weydo waqtigaa wax kuu sheegi doona, oo Horaa loo yiri Duhur gadaashiis Doqonaa maalin muda.” Saynab Shariif 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Shariifow Maxaa luray naftaadii “Runta hadaad rumeysan weydo waqtigaa wax kuu sheegi doona, oo Horaa loo yiri Duhur gadaashiis Doqonaa maalin muda.” Saynab Shariif 

October 6, 2018| Arlaadi Online

Image may contain: 1 person, eyeglasses and text

“Aaweey Taageerayaasha xalaasha ah ee isbeddel doonka. Dhageysta hees ka hadleysa marxalada uu ku suganyahay Shariif Xasan .

Aw Shariifow “Waa adiganse liitee leexadu kusidatee hadba Laan cuskanayee maxaa luray naftaadii. Waa adiganse Laabtiyo Lugaha isla waayee meel sare lalmanayee.”

Drs Saynab Shariif Maxamed

Also read: Dhamaadka waqtigii siyaasada ee Shariif Xasan (The end of the Shariif era) November 2004- November 2018. Maxaa lagu xasuusan doonaa Shariif xasan?

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *