Video | Wareysi Gaar ah Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Cali Ciise Cabdi oo arimo badan ka hadlay + Mudanaha oo ku faanay inuu Wiill Geel jiro ah ahaan jiray

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Wareysi Gaar ah Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Cali Ciise Cabdi oo arimo badan ka hadlay + Mudanaha oo ku faanay inuu Wiill Geel jiro ah ahaan jiray

January 1, 2019| Arlaadi Online

Dr. Cali Ciise Cabdi ayaa wareysigaan uga jawaabay laba su’aalood oo muhim ah:

1- Maxaa ka jira inuu hada ka hor ka diiday Madaxweyne Xasan Sheekh inuu u noqdo Ra’iisul wasaare ka dib markii lagu xiray shuruudo hoose oo aan shaqada la xiriirin?

2- Maxaa ka jira wararka sheegaya inay wadato Dowlada Madaxweyne Farmaajo oo gadaal ka riixayso kuna taageerayso Murshaxnimadiisa Puntland? Daqiiqada 9-aad.

Halka hoose ka daawo wareysi xasaasi ah.

Also watch: Sidii Dr. Cali Ciise Cabdi loogu soo dhaweeyay Garoowe.

Xigasho: Somali Cable

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *