Video | Wasiirada Arrimaha Dibadda Geeska Afrika oo si diiran Jabuuti loogu soo dhaweyey

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Wasiirada Arrimaha Dibadda Geeska Afrika oo si diiran Jabuuti loogu soo dhaweyey

September 7, 2018| Arlaadi Online

Image

Wasiiradda Arrimaha dibadda ee Dawladdaha Soomaaliya, Itoobiya iyo Ereteriya ayaa galabta gaaray dalka Jabuuti, Ka dib Go’aano kasoo baxay kulan ay ku yeesheen magaalada Asmara Madaxweynayaasha Soomaaliya, Ereteriya iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya.

Wasiirada oo shir ku yeehay magaalada Jabuuti ayaa shirkooda ka dib waxay kulan la qaateen madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle.

kulanka Madaxweyne Geelle ka dib ayay wasiiradu warbaahinta si wadajir ah ula hadleen. Halka Hoose ka daawo.

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *