Video: Xalka Soomaaliya ma aha in Wasiir Goodax lagu khasbo inuu iscasilo ee waa in shaqada laga eryo Mr. Khayre, Crime Minister of Somalia

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video: Xalka Soomaaliya ma aha in Wasiir Goodax lagu khasbo inuu iscasilo ee waa in shaqada laga eryo Mr. Khayre, Crime Minister of Somalia

May 14, 2019| Arlaadi Online

Khayre oo Wasiir Goodax ku cadaadinaya inuu iscasilo, halka la sheegay in Goodax uu dalbaday in sidoo kale uu iscasilo wasiirka Amniga Ducaale oo si daran ugu fashilmay xilka uu hayo.

Halka hoose ka daawo wararkaas oo dhan iyo sababta uu u baaqday shirkii uu maanta Khayre ku qaban lahaa Muqdisho.

Video: Calanka 

Faalada: Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *