Video| Xog ku saabsan ujeedka ay Nabad iyo Nolol ka leedahay in la laaluusho xubno ka mid ah beesha Caalamka

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video| Xog ku saabsan ujeedka ay Nabad iyo Nolol ka leedahay in la laaluusho xubno ka mid ah beesha Caalamka

April 4, 2019| Arlaadi Online

Farmaajo iyo Khayre ayaa Soomaaliya oo dal sabool ah oo aan la mid ahayn dalalka horumaray la yimid  kana wada sida la sheegay siyaasad ku shaqeeysa bilow iyo dhamaad lacag iyo laaluush, taasoo oo ay kasoo barteen dalalkii ay ka imaadeen gaar ahaan Farmaajo oo ka yimid dalka Mareykan-ka oo wax walba loo adeegsado lacag tiro badan. 

Dhaqanka cusub ee aan wanaagsanayn ee Nabad iyo Nolol ayaan shaki ku jirin inuu caqabad ku noqon doono mustaqbalka Dowladnimada Soomaaliya, ayna adkaan doonto in la saxo ka dib marka ay Farmaajo iyo Khayre xilka ka degaan. Halka hoose ka daawo.

Video: Xogta Dalka

Faalada: Ahmed Arlaadi

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *