Video | Xukuumada RW Khayre oo Lagu Eedeeyey Caburinta Saxaafadda. Duration: 5:35.  Dalsantv

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Video | Xukuumada RW Khayre oo Lagu Eedeeyey Caburinta Saxaafadda. Duration: 5:35.  Dalsantv

November 26, 2018| Arlaadi Online

Xoghayaha Guud ee NUSOJ, Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa ku Eedeeyay kuna tilmaamay Xukuumada RW Khayre inay tahay Xukuumadii ugu xumayd abid ee soo marta taariikhda saxaafadda Soomaaliya. Halka hoose ka daawo

Xigasho: goobjoog

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *