Villa Soomaaliya iyo Jubbaland oo ku tartamaya qabashada degmada Bu’aale halkii ay iskaashan lahaayeen, taasoo ceeb ku ah nidaamka dowlad-nimo 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Villa Soomaaliya iyo Jubbaland oo ku tartamaya qabashada degmada Bu’aale halkii ay iskaashan lahaayeen, taasoo ceeb ku ah nidaamka dowlad-nimo 

January 9, 2019| Arlaadi Online

Axmed Madoobe ayaa sheegay in abaabulka iyo ka guul gaarista howlgalka xoreynta gobolka Jubbada dhexe uu qayb weyn ka yahay safarkiisa Afmadow.

Ujeedada safarka Axmed Madoobe ayaa la sheegay inay ka mid tahay qiimeynta iyo la socodka xaaladaha nololeed ee bulshada degmada Afmadow

Dhinaca kale waxaa jira warar sheegaya in Villa Soomaaliya iyo Jubbaland ay ku tartamayaan qabashada Bu’aale halkii ay iskaashan lahaayeen, taasoo ceeb ku ah nidaamka dowlad-nimo

Daawo: Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay ujeedada safarkiisa degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *