WAR DEG DEG AH: 13 Kamid Ah Guddiga Doorashada K/galbeed Iyo Carfa Ibraahim Aadan oo Ahaa Gudoomiyaha Guddiga oo Goordhow Is-casilay.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

WAR DEG DEG AH: 13 Kamid Ah Guddiga Doorashada K/galbeed Iyo Carfa Ibraahim Aadan oo Ahaa Gudoomiyaha Guddiga oo Goordhow Is-casilay

November 5, 2018| Arlaadi Online

Image may contain: 6 people, people smiling, people sitting
Image may contain: 7 people

Magaalada Baydhaba Way Foolanaysa, Waana Fooshii Ugu Xumeyd Tan Iyo Dhismihii Maamulka Seddaxda Gobol.

“Is-casilaadii Guddiga Doorashada K/galbeed Garabka Shariif Xasan Waa Cad-yahow Ku Cunay Ama Ku Ciideeyay ”!

Gudigii Doorashada Maamulka Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyahoodii oo Cawa iskacasiley xillalkii ay ka haayeen Gudiga Doorashada markii ay sheegeen in ay ka wadi waayeen shaqadii Doorashada Madaxtinimo Faragalin Qaawan oo ay sheegeen in Madaxada Dowlada Dhexe ee ay ku sameeyeyn Hanaanka Doorasho ee Koonfur Galbeed taasoo la filaayey 17-ka bishan in ay ka dhacado Magaalada Baydhabo.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *