War-Murtiyeed: Xisbiga Ummadda oo ugu baaqay Dowlada Federaalka Dhaqan-galinta Xeerka Ilaalinta Anshaxa Soomaaliya.

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA,XISBIGA UMMADDA |

War-Murtiyeed: Xisbiga Ummadda oo ugu baaqay Dowlada Federaalka Dhaqan-galinta Xeerka Ilaalinta Anshaxa Soomaaliya.

September 29, 2018| Arlaadi Online

Image result for people's party

Xisbiga Ummadda| Wuxuu ugu baaqaya Dowlada Federaalka Arrimaha soo socda: 

1- Meelmarinta iyo Dhaqan-galinta Xeerka Ilaalinta Anshaxa Soomaaliya.

2- Howl-galinta iyo Tababarista shaqaale iyo Culimo ka qeyb qaata wacyi galinta dhalinyarada.

3- Dabagalka iyo xakameeynta dadka ka dambeeya falalka faaxishnimada.

4- La dagaalnaka Musq-maasuqa iyo Saboolnimada.

5- Ugu dambeeyn Xisibga Ummadda wuxuu ugu baaqayaa Madaxda Dowlada Federaalka in ay fuliyaan balamaha ay u qaadaan Shacabka Soomaaliyeed.

Balamahii uu Madaxweyne Farmaajo qaaday ee ilaa maanta aan la fulin waxaa kale oo ka mid ah soo celinta sharafta iyo karaamda shacabka Soomaaliyeed.

Daawo | Gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir Jawaahir Axmed Baarqab oo sheegtay “in ay jiraan goobo ku yaalla Magaalada Muqdisho, kuwaasoo la geeyo haweenka Jirkooda ka ganacsada, taasina ay tahay wax aan la aqbali karin.”

Also read: S O M A L I A. Welcome to the Peoples Party. Curashada (Xisbiga Ummadda) iyo Fulinta balantii lala galay Halgame Maxamed Cabdi Yusuf

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Sii Hayaha Xisbiga Ummadda

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *