Wareysi Xasaasi ah: Prof Cabdi Cismaaciil Samatar oo karbaashay Farmaajo, Khayre iyo Madaxda Maamul goboleedyada yirina. “Dad Aan dowladnimo si loo maamulo garanayn ayaa Madaxweyne iyo Ra’iisul wassaare inoo ah.”

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,WARARKA MAANTA |

Wareysi Xasaasi ah: Prof Cabdi Cismaaciil Samatar oo karbaashay Farmaajo, Khayre iyo Madaxda Maamul goboleedyada yirina. “Dad Aan dowladnimo si loo maamulo garanayn ayaa Madaxweyne iyo Ra’iisul wassaare inoo ah.”

May 13, 2019| Arlaadi Online

Prof Cabdi Cismaaciil Samatar ayaa sheegay in shirkii garoowe ee fashilmey cashar siyaasaded laga baran karo.

Mushkilada Soomaaliya iyo waxa la isku hayo ee ay labada dhinaca xal u gaari la’yihiin waa arrimaha la isku hayo ayaa ah kuraas iyo dano gaar ah.

Prof Samatar ayaa hada ka hor wareysi uu siiyay Goobjoog ku sheegay: “Madaxda Xamar joogta kursi ayaa u muuqda, laakiin Itoobiya waxay leedahay ujeedo fog..”

Wariyaha Goobjoog Mohamud Ali Haji ayuu qadka teleponka ugu waramey.

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *