Xisbiga Ummadda | Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliya. 

Filed under: ARIMAHA BULSHADA,Maqaalo,WARARKA MAANTA,XISBIGA UMMADDA |

Xisbiga Ummadda | Hambalyo Maalinta Calanka Soomaaliya. 

October 12, 2018| Arlaadi Online

Happy Somalia Flag Day October 12, 2018.

 

Image result for hambalyo maalinta calanka soomaaliya

Image result for the people's party for better government

 

Maanta oo kale 12kii bishii October 1954tii oo laga joogo 64 sanadood waxey ku beegan tahay maalinta aas’aska calanka Soomaaliya ee Buluugga ah ee Xidigga Cad ee shanta gees ay dhexda kaga taallo.

Waxaan hambalyo ku aaddan xuska maalinta calanka u dirayaa dhammaan Ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Calanka waxaa Alifay Maxamed Cawaale Liibaan oo ka tirsanaa golihii dhexe ee Xisbigii Leegada (SYL).

SOMAALIYA HA ISRAACDO, SOOMAALIYA HA MIDOWDO. GUUL, NABAD BARWAAQO IYO HORUMAR. Sharaftii iyo Karaamadii ay Soomaaliya ku lahayd Caalamka waa ay soo noqon Inshallah.

Xisbiga Ummadda wuxuu Aaminsan yahay in mar kale lasoo celin karo Soomaaliya oo Karaamo iyo Sharaf ku leh Caalamka. MSGA Make Somalia Great Again.

WAABAA BARYAY. (XISBIGA UMMADDA SOOMAALIYEED). 

WA BILLAAHI TAWFIIQ,

Ahmed Nuur Arlaadi

Interim Chairman of People’s Party of Somalia

Arladun@hotmail.com

Arlaadi Online. Education, news, opinion and guides

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *