Xisbiga Ummadda| Wuxuu Aaminsan yahay in mar kale lasoo celin karo Soomaaliya oo Karaamo iyo Sharaf ku leh Caalamka. MSGA Make Somalia Great
Xisbiga Ummadda| Wuxuu Aaminsan yahay in mar kale lasoo celin karo Soomaaliya oo Karaamo iyo Sharaf ku leh Caalamka. MSGA Make Somalia Great Again.
October 2, 2018| Arlaadi Online
“Be the change that you wish to see in Somalia.”
1- Sawirka Koowaad

Wiil yar oo ku sugan Tuulada Buurey Xaraaw oo Al Shabaab ay la wareegtay.
2- Sawirka Labaad

MAYA. Sida Aan hada nahay oo ay xalkeeda ku fashilmeen Madaxdii isaga dambeeysay talada dalka.
March 15, 2016| Arlaadi Online

HAA. Waa sida uu rabo Xisbiga Ummadda Soomaaliyeed.
Caruurta Soomaaliyeed yaa barbaarsan ma Qaran, Qabiil, Argagaxiso mise Shisheeye.
Sidaa darteed caruurta Soomaaliyeed cidii barbaariso, xanaaneyso, waxbarta oo Amaankooda sugta yaa iska leh waxaana mudan Qaranka Soomaaliyeed. XISBIGA UMMADDA.
Politician focus on next Election – People’s Party focus on next generation.
Arlaadi Online. Education news, opinion and guides
Asxaabtaada Facbeook U Sii Gudbi
Related