S O M A L I A. Welcome to the Peoples Party. Curashada (Xisbiga Ummadda) iyo Fulinta balantii lala galay Halgame Maxamed Cabdi Yusuf

S O M A L I A. Welcome to the Peoples Party. Curashada (Xisbiga Ummadda) iyo Fulinta balantii lala galay Halgame Maxamed Cabdi Yusuf September 29, 2018| Arlaadi Online “Be the change that you wish to see in Somalia.”  Isbaddel dhab ah wuxuu dhacaa markii ay Ummaddu u kacdo. Ilaahey wuxuu yiray: ” ان الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما …

Sheekh Xasan Al-Basri oo afar arrimood ku soo koobay sababta aanay aduunyadu agtiisa qiimo badan ugu lahayn iyo sirta ku jirta? Nasiixa dadka oo dhan faaido u leh gaar ahaan siyaasiyiinta Soomaaliya

Sheekh Xasan Al-Basri oo afar arrimood ku soo koobay sababta aanay aduunyadu agtiisa qiimo badan ugu lahayn iyo sirta ku jirta? Nasiixa dadka oo dhan faaido u leh gaar ahaan siyaasiyiinta Soomaaliya May 4, 2018| Arlaadi Online Sheekh Xasan Al-Basri oo ahaa taabiciyiinta ka danbaysay Nebiga (scw), ayaa maalin waxaa u yimid nin waxaana uu waydiiyay sababta aanay aduunyadu agtiisa qiimo badan …

Daawo Eedeeyn Culus: Shariif Xasan oo lagu Eedeeyay Musuq-maasuq iyo inuu ku tuntay dastuurka Koonfur galbeed

Daawo Eedeeyn Culus: Shariif Xasan oo lagu Eedeeyay Musuq-maasuq iyo inuu ku tuntay dastuurka Koonfur galbeed Sabti August 05, 2017| Arlaadi Online  Shacabka iyo xildhibaanada Koonfur galbeed oo dulqaadkii ka dhamaaday, baaq deg deg ah iyo codsina u diray dowlada Federaalka si ay usoo farageliso xaalada Koonfur galbeed inta aysan faraha ka bixin. In ka badan 50 xildhibaan oo ka mid …

Sidee hoggaamiyuhu farriintiisa (communication) u gudbiyaa? Dr. Sulub

Sidee hoggaamiyuhu farriintiisa (communication) u gudbiyaa? Dr. Sulub Talaado August 01, 2017| Arlaadi Online  Hoggaamiyuhu farriinta uu gudbinayo waa inay waafaqsantahay aragtida uu higsanayo (vision), risaalada uu gudanayo (mission), mabaadi’da iyo qiyamka uu rumaysanyahay (principles & values), iyo ahdaafta uu rabo in isaga iyo dadkiisu gaaraan (goals). *Inta uusan farriintiisa hadal iyo qoraal ku gudbin, Waa inuu dhagaystaa dadka uu hoggaaminayo …

Madaxweynaha China Xi Jinping oo xirtay tuutaha markii u horeysay taariikhda.

Madaxweynaha China Xi Jinping oo xirtay tuutaha markii u horeysay taariikhda. Isniin Luulyo 31, 2017| Arlaadi Online  Ma isleedahay Madaxweyne Xi Jinping wuxuu ku dayday Madaxweyne Farmaajo. Soomaaliya oo u bilowday Madaxda Caalamka inay xirtaan tuutaha ciidanka. Hoos ka Daawo China oo soo bandhigtay Awoodeeda Military Xi Jinping inspects military parade at PLA 90th birthday Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan Xaaladda Qudus

Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan Xaaladda Qudus  Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Masaajidka Qudus waa mid kamid ah Masaajidada ugu weyn Caalamka, waana masaajidka sadexaad ee ugu muqadsaysan Islaamka, waa qibladii koowaad ee muslimiinta, waana gobtii laga dheelmiyey nabiga xabiibka Muxamed (scw) habeenkii Israa’ walmicraaj. Masaajidkuna wuxuu ku yaala xaafada qadiimiga ah ee Magaalada Qudus. Halkan ka akhriso taariikhda Masaajidka …

Garsoore/Coach Farmaajo oo Kabtannada team-kiisa ay soo bandhigeen xirfado iyo farsamo layaab leh 

Garsoore/Coach Farmaajo oo Kabtannada team-kiisa ay soo bandhigeen xirfado iyo farsamo layaab leh  Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Ra’iisul Wasaare Khayre  iyo kuxigeenkiisa ayaa shalay Baleejo Ku Tartamay Yaa Isleedahay Wuu Badiyay? Siyaasada marka laga soo tago waxaa muuqata in Madaxda dowlada ay leeyihiin xirfado kale yihiina cayaartooy farsamo badan leh, waxaa sidoo kale xusid mudan in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu leeyahay …

Siyaaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa Facebook ku qoray qoraal fasiraad badan laga bixiyay.

Siyaaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa Facebook ku qoray qoraal fasiraad badan laga bixiyay. Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Abdirahman Abdishakur qoraalka hoose wuxuu kusoo xiray su’aal uu weeydiiyay shacabka Soomaaliyed, isagana waxaa hortaal su’aalahaan inuu kasoo jawaabo. Abdirahman Ma: XIL-DOON MISE XOOLO-DOON? XURMA-DOON MISE XAL-DOON? Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ahaa Murashixiintii u tartamay xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa shalay …

Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda

Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda “Madaxda Naftooda, dadkooda iyo dalkooda Ixtiraama ayaa dunida ka hela Ixtiraam”. Ahmed Arlaadi  Respect and Leadership go together. You can’t have one without the other.     https://youtu.be/FUeCQu5XH7s Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Dagaal Jerusalem ku dhex maray ciidamada Israel iyo shacab falastiiniyiin ah

Dagaal Jerusalem ku dhex maray ciidamada Israel iyo shacab falastiiniyiin ah Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Ciidamada Israa’iil iyo shacab Falastiiniyiin ayaa isku dhacay bariga Quddus iyo daanta galbeed ee la haysto, ayadoo la isku hayo goob barakaysan oo ku taalla Quddus. Biyo sida gantaal oo kale ah iyo gaaska dadka ka ilmaysiiya ayaa la riday ka dib markii qolooyin …

Daawo VIDEO: Jaceyl Taaba-galay (Xamdi Sh. & Abdulkadir Jangeli). Noloshu Waa Jaceyl Jaceylkuna Waa Nolol

Daawo VIDEO: Jaceyl Taaba-galay (Xamdi Sh. & Abdulkadir Jangeli). Noloshu Waa Jaceyl Jaceylkuna Waa Nolol Arbaco July 19, 2017| Arlaadi Online  SOMMAALIDU JACEYL MA TAQAAN OO BEENOWDAY. Waxaa mahadaas leh lamaanaha jaceylkooda la wadaagay bulshada Soomaaliyed. Wa qiso jaceyl oo ay ka sheekeynayaan Marwo Xamdi Sh. Maxamed Cabdulle iyo seygeeda Mudane Abdulkadir Aden Mohamud “Jangeli”.  Mudane Jangeli ayaa caan ku ahaa qoraalo …

Wareysi Xasaasi: Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha dalka Canada oo Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Wareysi Xasaasi: Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha dalka Canada oo Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed Arbaco July 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha ee dalka Canada Mudane Axmed Xuseen oo wareysi gaar ah siiyaay Talefishinka Universal Tv ayaa ka waramay waxqabadka dowlada uu wasiirka ka yahay, taarikhdiisa siyaasaded iyo shaqooyinkii u qabtay intuu siyaasada ku jiray. Wasiir Axmed …

Poet Nation- Our Somali Flag- Ahmed Mohamed Hassan

Talaado July 18, 2017| Arlaadi Online  Poet Nation- Our Somali Flag- Ahmed Mohamed Hassan This film was recorded in the Dadaab Refugee Camp. This song is about the Somali flag and all that it has gone through. Shacabka Soomaaliyed waa inay si wadajir ah uga shaqeeyaan soo celinta sharaftii calanka iyo dowlad-nimada. Hoggaamin wanaagsan oo kaliya yaa lagu heli karaa dowladnimo …

MD Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey daahfurka Taakulaynta Ciidanka. 8-da Luulyo oo noqotay maalin taariikhda gashay 

MD Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey daahfurka Taakulaynta Ciidanka. 8-da Luulyo oo noqotay maalin taariikhda gashay  Hees Wadani ah -Alla Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh Ummad waliba Aayaheeda inay garato iyadaa leh Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaaj ayaa caawa ka jeediyay shirka taageerada ciidanka qaranka Soomaaliyed khudbad taariikhda gashay iyada oo maalinta 8- Luulyo ay noqon …

Change: Isbeddel. 10 waxyaalood baa noogu wacan jaha wareerka. Qeybta 2-aad Dr Sulub

Change: Isbeddel. 10 waxyaalood baa noogu wacan jaha wareerka. Qeybta 2-aad Dr Sulub Isniin July 3, 2017| Arlaadi Online  Waa in arrinta aan ku riyoonayno DADKII FULIN LAHAA la helo. Fikraddii ay wataan dad rumaysan oo raba ayaa fulikarta oo faafikarta oo guul laga gaari karaa. Su’aashu waa: intee qof haysaa diyaar u ah in ay hawl ummadeed fuliyaan? car “koow” dheh …

Jawaabtii: Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Hormuudkii Isbeddel doonka Soomaaliya.

Jawaabtii: Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Hormuudkii Isbeddel doonka Soomaaliya. Khamiis June 29, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Isbeddel doonkii Afgambiyay dowladii Xasan Shiikh. “Soomaali raggeeda ha kala barato” Madaxweyne Aadan Cade Maxaan ugu doortay Maxamed Xaaji Ingiriis inuu yahay hormuudka Isbeddel doonkii talada ka tuuray Madaxweyne Xasan Sheekh? Xasan Sheekh-se nin noocee ah ayuu ahaa? Inta Aaanan jawaabta …

THANKS MUDANE: 10 Qodob oo uu ku guuleystay MD Farmaajo (MUST WATCH)

THANKS MUDANE: 10 Qodob oo uu ku guuleystay MD Farmaajo (MUST WATCH) Axad June 25, 2017| Arlaadi Online  10 Arimood oo ay ku guuleysatay dowlada mudadii koobnayd ee ay jirtay: 1- La dagaalanka Musuq-maasuqa. 2- Garsoorka iyo Caddaalada. 3- Amniga magaalada Muqdisho (Inkasta oo ay maalmahaan danbe soo xumaanaysay oo kooxo daneystayaal ah oo isbahaystay ay ka shaqeeynayeen inay shacabka iyo …

Daawo Malaaq Ibraahim Laysamow oo karbaashay Shariif Xasan oo uu sheegay in lagu khasaaray.

Daawo Malaaq Ibraahim Laysamow oo karbaashay Shariif Xasan oo uu sheegay in lagu khasaaray. Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Malaaq ibraahim Macalin Cali (Malaaq laysamow) oo ka mid ah Malaaqyada misaanka ku leh Koonfur galbeed horana u taageersanaa Shariif Xasan ayaa yiri “Doorashadii shariif Xasan Sh. Aadan waan ku khasaarnay waxaan u baahanahay hoggaan wanaagsan oo ummadda samatabixiya”. Su’aal ay …

Muxuu dhibsaday la Taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ee dhinaca Amniga Cabdulaahi Lesto?

Muxuu dhibsaday la Taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ee dhinaca Amniga Cabdulaahi Lesto? Isniin June 19, 2017| Arlaadi Online  La taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed dhinac Amniga iyo arimaha bulshada Cabdulaahi Maxamed idiris lesto ayaa si adag ula hadlay siyaasiyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ee dhaliila Maamulka Shariif Xasan ee ka Arimya Baydhabo iyaga oo ku tilmaamay Shariifka Kaligii talis. Mudane Lesto ayaa …

Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Maxaad ka taqaan Ninkii ka danbeeyay in Madaxweyne Xasan Shiikh kursiga laga tuuro?

Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Maxaad ka taqaan Ninkii ka danbeeyay in Madaxweyne Xasan Shiikh kursiga laga tuuro? Taariikhda isbadelka siyaasadeed ee dalkaaga ka dhacay iyo siduu ku yimid wax ka ogow. Jimco June 16, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Xaaji Ingriis iyo Isbedel doonkii Afgambiyay dowladii Xasan Shiikh. La soco toddobaadka danbe Inshaallah iyo Arlaadi.net Muqaalo kooban oo muujinaya taariikhda Maxamed …

Hees Wadani ah: “Soomaali Baan Ahay” waa (Hees ka tarjumaysa asalka dhiigga Soomaaliga) Munaasabna ku ah xaalada taagan.

Hees Wadani ah: “Soomaali Baan Ahay” waa (Hees ka tarjumaysa asalka dhiigga Soomaaliga) Munaasabna ku ah xaalada taagan. Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Heestaan waxaa la yiraahdaa “Somali baan ahay”. Erayada heesta waxaa ka mid ah “Inkastoon sabool ahay Haddana waan sarriigtaa Sacabbada ma hoorsado Saaxiib nimaan nahay Cadowgayga lama simo Soomaali baan ahay”. Though I am impoverished Yet my hardships …

Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz

Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz. Waxaa tartanka oo lagu qabtay dalka Tanzania ku tartamayey Quraanka 16- Dowladdood. Garoonka kubadda Cagta ee magaalada Dara-salaam oo tartanka Quraanka lagu qabtay, ayaa …

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017. 

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017.  Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Akhriste sawirada todobaadkaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe. 1- Banaanbax lagu taageerayo dowladda oo ka dhacay Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay kumannaan qof oo isugu soo baxay Garoonka Konis stadium ee magaalada Muqdisho 2- A.J. Jama, …

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 27– June 03)

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 27– June 03)  Isniin June 05, 2017| Arlaadi Online  Akhriste sawirada todobaakaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe. 1- Madaxwayne Farmaajo oo gaaray Magaalada Cadaado oo uu kaga qeybgalay Xaflada Caleema Saarka Madaxwaynaha Galmudug. Madaxweyne Farmaajo oo uu weheliyo Madaxweynaha cusub ee Galmudug Mudane Xaaf. Cadaado 2- …

Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale

Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa  laga wareystay arimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiska Somaliland iyo DP world, xiriirka kala dhexeya Dowlada Federaalka, Ictiraaf raadintii Somaliland iyo Arimo kale oo ay ka mid yihiin mowqifka xukuumada Somaliland ee ku Aadan in …

Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan oo muujiyay sharafta iyo Ixtiraamka uu u hayo Ummadda Soomaaliyed.

Khamiis April 27, 2017| Arlaadi Oline  Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan oo muujiyay sharafta iyo Ixtiraamka uu u hayo Ummadda Soomaaliyed. Madaxweyne Erdogaan soo dhaweeynta heerka sare ah uu usameeyay Madaxweyne Farmaajo ka sokow wuxuu mid mid u gacaan qaaday wafdigii la socday Madaxweynaha Soomaaliya isaga oo weliba la kaftamay oo si ay farxad ku dheehantahay ula sheekeystay. Halkaan ka …

AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED.

AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED. Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Taariikhda ciidankii xooga dalka Soomaaliya waa mid kamid ah hantida ugu faca weyn ee ay leedahay Ummadda Soomaaliyed waana hanti maguurto ah iyo xasuus ku keydsan dadka garankara ee yaqaan qiimaha uu Ciidan wadani ah uu leeyahay dal ilaashanaya madaxbanaanidiisa iyo xoriyadiisa. Waa maalin xusuus leh, …

Dhismaha xukumada cusub Farmaajo iyo Khayre taladaan iga qaata: Maxay Madaxda Soomaalidu ka baran karaan Paul Kagamaha Rwanda

Dhismaha xukumada cusub Farmaajo iyo Khayre taladaan iga qaata: Maxay Madaxda Soomaalidu ka baran karaan Paul Kagamaha Rwanda. Waa talo la soo tijaabiyay oo horey u shaqeysay si lo helo Wasiiro leh tayo karti iyo hufnaan. Dalka Rwanda oo ay ka jireen duruufo la mid ah kuwa ka jira Soomaaliya ayaa Madaxweynaha dalkaas Paul Kagame wuxuu ku guuleystay inuu in badan …

Geneva Peace Talks Goes Digital 2020| Shaping Peace

SEPTEMBER 20, 2020| ARLAADI ONLINE   Shaping Peace The 8th edition of the Geneva Peace Talks will be held on Monday 21 September 2020, the International Day of Peace. This year, the Geneva Peace Talks goes digital and will be livestreamed from Geneva. The central theme for 2020 is Shaping Peace. In these unprecedented times of the COVID-19 pandemic, the Geneva Peace …

Maxay Soomaalidu mar walba u danaysaa isbeddelka maamulka madaxtooyada?. By SULDAAN NAYRUUS

SEPTEMBER 16, 2020| ARLAADI ONLINE “Ninba maalintiisuu, Maandeeq gujaystaa.” Abwaan Feerfeer. Saaxiib, horta qoraalkan ka hor, weligaa ma isweydiisay sababta ay Soomaalidu kol kasta u jeceshahay in uu isbeddalo Xukanka Madaxtooyada? Haddii aad joogto Muqdisho, ama Hargeysa, ama Garoowe ama Dawlad-gobaleedyada kale, abidkaa ma ka fekertay sababta Soomaalida meelahaas kala joogta ay kulli isku calool u yihiin oo uur iyo …

Qisada Astaanta Dameerka Iyo Maroodiga ee Xisbiyada Maraykanka| Haddii Dameerka la isku caayo Soomaaliya, ha la ogaado in dalal badan oo caalamka ah ay ku faanaan

SEPTEMBER 14, 2020| ARLAADI ONLINE The US has two main political parties – the Republicans and the Democrats. Every president since 1853 has belonged to one of these two political parties. They both have different ideas about how the country should be run, and they also have different animals that represent them. The Republican party is represented by an elephant …

Do you know Somalia is one of the first few African countries to have trains? Ma ogtahay in Soomaaliya ay lahaan jirtay Tareen? Somalia | Remembering our past, building our future / Xasuusta Waagii hore, dhisidda mustaqbalkeena. #3

SEPTEMBER 9, 2020| ARLAADI ONLINE Somalia | Remembering our past, building our future / Xasuusta Waagii hore, dhisidda mustaqbalkeena. #3 # 3. Part of our past, building our future. Be yourself; everyone else is already taken ~ Oscar Wilde Somalia – Tareenkan Wuxuu ka shaqayn-jiray Mogadishu To villaggio duca degli abruzzi oo hada la yiraahdo ( Jawhar). Tareenkan Waxaa la …

Somaliland’s new Cold War diplomacy. Ethiopia Insight. by Mohamed Farah Hersi

September 2, 2020| Arlaadi Online Mohamed Farah Hersi Dr Mohamed received his LL.B from the University of Hargeisa (Somaliland), his LL.M from the University of Pretoria (South Africa) and his PhD from University for Peace. Currently he is serving as the Director of the Academy for Peace and Development in Somaliland. Capitalizing on the Nile impasse, reversing Abiy Ahmed’s ‘One Somalia’ …

Video. SOMALINIMO| Young, British and Somali at Cambridge University

September 2, 2020| Arlaadi Online As students return to universities around the world, four British-Somali students talk about navigating one of Britain’s most elite institutions: Cambridge University. Their identity is rooted in Somalinimo (‘the essence of being Somali’) and in this love letter to Somali culture, blackness and Islam, they reflect on both belonging and marginalisation.  The women discuss conflicts …

How Taiwan found a new African friend in Somaliland

August 29, 2020| Arlaadi Online The relationship between the two largely unrecognised states has given Taipei a foothold in the region despite Beijing’s attempts to freeze it out The two self-ruled democracies are largely unrecognised on the world stage, but can support each others’ international ambitions Sarah Zheng and Kinling Lo “Somaliland, I think this is the beginning of a beautiful friendship.” …

Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo oo ku faanaya waxqabadka Xukuumadii uu Ra’iisul Wasaaraha ka ahaa Mudane Xasan Cali Khayre, iyaga oo furay Facebook ay ugu magac dareen #MarkaleMudaneFarmaajo #NabadIyoNolol

August 29, 2020| Arlaadi Online Madaxweyne Farmaajo iyo taageerayaashiisa waa ku ceeb gaar ahaan Madaxweynaha oo Guddoomiyaha Baarlamaanka ku taaageeray xil ka qaadistii sharci darada ahayd ee lagu sameeyay Kahyre, taasoo Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed-ba la yaab ku noqotay. Waxaa kale oo xusid mudan in Madaxweyne Farmaajo uu mar walba ku faani jiray in uu Ra’iisul Wasaare u xushay …

Why a Somali-born fighter is being honoured in Rom

August 26, 2020| Arlaadi Online In our series of letters from African journalists, Ismail Einashe looks at how some Italians are revaluating their colonial past in Africa. Rome’s city council voted earlier this month to name a future metro station in the Italian capital in honour of Giorgio Marincola, an Italian-Somali who was a member of the Italian resistance. He …