How One Man Invented Singapore. Lee Kua waa Hoggamiyihii dhisay dalka Singapore

March 23, 2017. Lee Kua waa Hoggamiyihii dhisay dalka Singapore. Markii uu talada dalkaas qabtay wuxuu dalkiisu ka mid ahaa dalalka ugu saboolsan dunida. Waa dal aad u yar balse wuxuu ku guuleystay inuu ka dhigo dalalka aduunka ugu hodansan. Daawo filimkaan oo looga sheekaynayo taarikhda hoggamiyihii hore ee dalka Singapore Lee Kuan oo wax ka ogow xikmadihii usuuro galiyay inuu …

Dhismaha xukumada cusub Farmaajo iyo Khayre taladaan iga qaata: Maxay Madaxda Soomaalidu ka baran karaan Paul Kagamaha Rwanda

Dhismaha xukumada cusub Farmaajo iyo Khayre taladaan iga qaata: Maxay Madaxda Soomaalidu ka baran karaan Paul Kagamaha Rwanda. Waa talo la soo tijaabiyay oo horey u shaqeysay si lo helo Wasiiro leh tayo karti iyo hufnaan. Dalka Rwanda oo ay ka jireen duruufo la mid ah kuwa ka jira Soomaaliya ayaa Madaxweynaha dalkaas Paul Kagame wuxuu ku guuleystay inuu in badan …

How Ahmed Hussen rose to become Canada’s border man

PROFILE How Ahmed Hussen rose to become Canada’s border man As a young boy, Canada’s new immigration minister fled war-torn Somalia to forge a new life in Toronto. Now, with U.S. anti-Muslim rhetoric on the rise and Canada facing an influx of desperate refugees, Ahmed Hussen must balance his hard-won empathy for outsiders with a mandate to ensure the integrity of …