[KINYARWANDA AUDIO] Any attempts to destabilise Rwanda will fail: Kagame

[KINYARWANDA AUDIO] Any attempts to destabilise Rwanda will fail: Kagame Wednesday April 12, 2017| (Arlaadi Oline) President Paul Kagame, First Lady Jeannette and Chairperson of African Union Commission Moussa Faki Mahamat joined thousands of Rwandans and friends of Rwanda in a ‘Walk to Remember’ from Parliament Buildings to Amahoro National Stadium in Remera, Kigali in commemoration of the 1994 Genocide against …

Blair exhorts Africa to good governance

Blair exhorts Africa to good governance Former British Prime Minister Tony Blair. File Photo. Blair said the world was globalising like never before and the question was how Africa could get connected to the world. Presenting an address at Monash South Africa in Johannesburg yesterday, Blair said the biggest challenge depended on how well individual countries were governed. “If countries …

Alla Meeshu Muran Badanaa! Gabay qoraal ah oo hadaad akhriso qosol la dhici doontid

Alla Meeshu Muran Badanaa! Gabay qoraal ah oo hadaad akhriso qosol la dhici doontid. Muran Badanaa! Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Tixdaan waxaa tiriyay abwaan caadil ah oo u garsooray Soomaali iyo siyaasiyeenteeda. Sheegayna qof walba halka uu la’ yahay iyo iinta uu leeyahay. Nasiib daro magaciisu nama soo gaarin ee bal nala aqriya tixdaan. Soomaaliya mas’uul badanaa Magac dowlo badanaa …

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kala soo laabtay Imaaraadka?

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kala soo laabtay Imaaraadka? Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Xogta laga helayo kulamadii dhexmaray Madaxda labada dowladood aya sheegaysa in Imaaraadka uu dowladda Soomaaliya u balanqaaday lacag dhan 15 Milyan oo doolar oo lagu kabayo miisaaniyadda dowladda bil kasta, taasoo qeyb ka mida lagu bixinayo mushaarka ciidamada. Dhinaca kale Imaaradka aya abaaraha Soomaaliya ku bixinaya lacag dhan 100 …

AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED.

AAS-AASKII 57-SANO GUURADII KA SOO WAREEGATAY CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYED. Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Taariikhda ciidankii xooga dalka Soomaaliya waa mid kamid ah hantida ugu faca weyn ee ay leedahay Ummadda Soomaaliyed waana hanti maguurto ah iyo xasuus ku keydsan dadka garankara ee yaqaan qiimaha uu Ciidan wadani ah uu leeyahay dal ilaashanaya madaxbanaanidiisa iyo xoriyadiisa. Waa maalin xusuus leh, …

Wasiirka ugu saameynta badan xukumada Kheyre oo muqdisho kaga yaabsaday Shaqaalihiisa

Wasiirka ugu saameynta badan xukumada Kheyre oo muqdisho kaga yaabsaday Shaqaalihiisa. Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) Wasiirka Maaliyada Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta banaanka uga baxay xaruunta Wasaarada Maaliyada isaga oo socod kusoo maray qeybo ka mid ah bartamaha Xamar. Tilaabada Wasiir Bayle ayaa ka yaabisay shacabka Muqdisho xilli aan la isku haleyn karin Amaanka Caasimada. Halkaan ka daawo …

Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyey Xadhiga Cabdi Maalik Coldoon Iyo Wargaysaka Haatuf.

Xisbiga Waddani Oo Canbaareeyey Xadhiga Cabdi Maalik Coldoon Iyo Wargaysaka Haatuf. Arbaco April 12, 2017| (Arlaadi Oline) “Meel ay ku Taallo Qof Muqdisho Tegay ayaa la xidhayaa maleh. Hadii la isku Haysto Muqdisho ayaad la aragti tahay Afhayeenka Siilaanyo Wuxuu ahaa Qofkii ugu Horeeyay ee Hambalyo u dira Farmaajo”. Xoghayaha xisbiga wadani. Masuulka u hadlay xisbiga wadani ayaa yiri “Xeerka Lagu Xukumay …