DEG DEG : Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad oo faahfaahin ka bixiyay Safarka wafdiga uu horkacyo Madaxweyne Farmaajo.

Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline DEG DEG : Wasiirka arimaha Dibada Soomaaliya Yuusuf Garaad oo faahfaahin ka bixiyay Safarka wafdiga uu horkacyo Madaxweyne Farmaajo. Halkaan ka dhageyso Mudane Yusuf Graad oo ka warbixnayo booqashada wafdiga Farmaajo ay ugu anbabaxeen dalka Turkiga. Waxaa xusid mudan in ay dowlada Turkig ay diyaarad khaas ah usoo dirtay wafdiga. https://youtu.be/M5yc_eqiFxQ Arlaadi Online. Education news, opinion …

Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Gabar Soomaaliyed oo la ilmaysay xaalada ay Ummadda Soomaaliyed ku sugantahay. Halkaan ka daawo waadna la ilmeeyn doonta hadii aad dalkaaga u jeceshahay sida ay gabadhaan Soomaaliyed u jeceshahay dadkeeda iyo dalkeeda. Alle (SWT) Ummadda Soomaaliyed ha ka qabto kuwa hagardaamada ku haya noocey yihiinba. https://youtu.be/4-QUNrBeaOI Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Maxaa kala qabsaday Wiil reer Baydhaba ah iyo Gabadh reer Hargaysa oo sheekaysanya.

Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Maxaa kala qabsaday Wiil reer Baydhaba ah iyo Gabadh reer Hargaysa oo sheekaysanya. Soomaalida in loo kal turjumo uma baahna. Halkaan ka dhageyso. Hargaysa waxaan u imid inaan kasii tahriibo iyo walaal ha tahriibin. https://youtu.be/eVKUe9YwM0w Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Su’aal ka taagan Xildhibaanada mooshinka ka keenay in ciidan Qaran la dhiso ciidanka AMISOM aan mooshin ka keenin ? Falanqeye: Maxamed Caalim

Su’aal ka taagan Xildhibaanada mooshinka ka keenay in ciidan Qaran la dhiso ciidanka AMISOM aan mooshin ka keenin ? Falanqeye: Maxamed Caalim Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Waxaan Falanqeyn tayda si kooban ugu sharaxayaa in dad badan si Qaldan u isticmaalayaan saxaafada madax banaan taas oo keentay in war been ah in shacabka dhagahooda lagu ridayo iyadoo warkaa laga siideynayo Warbaahinta …

Madaxweynaha Ugandha Yoweri Kaguta Museveni oo karbaashay Madax dhaqmeedyada Afrika

Madaxweynaha Ugandha Yoweri Kaguta Museveni oo karbaashay Madax dhaqmeedyada Afrika Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Madaxweyne Museveni oo ku sugan dalka Itoobiya ayaa Madax dhaqameedyada Afrika ku Eedeyay inay ahaayen kuwo marwalba gumeeystaha u nugula oo kala qeybsan dadkooodana iska horkeeni jiray iyada qaar ka mid ahna ayba ka qeyb galeen Iibiinta iyo in la Adoonsado dadka Afrikaanka ah. Ma aha …

Goormaa kugu danbeeysay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shaikh shariif Sheikh Axmed? Muxuuse kula taliyay dhalinyarada Soomaaliyed.

Goormaa kugu danbeeysay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shaikh shariif Sheikh Axmed? Muxuuse kula taliyay dhalinyarada Soomaaliyed. Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Sheekh Shariif Sheikh Axmed oo ku sugan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan ayaa kula taliyay dhalinyarada Soomaaliyed inaysan shaqada ka bilaabin siyaasada oo marka hore ay kasoo shaqeeyaan hawlo kale oo aan siyaasad ahayn dalkana muhim u ah sida …

Dufcadii Sadexaad ee ciidamada Booliska Jubbaland oo tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo

Dufcadii Sadexaad ee ciidamada Booliska Jubbaland oo tababar loogu soo xiray magaalada Kismaayo Talaado April 25, 2017| Arlaadi Oline Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jen. Saacid ayaa tababar u soo xiray dufcadii Sadexaad ee ciidamada Booliska Jubbaland kuwaasoo muddo Saddex bilood ah uu tababar uga socday Akadeemiyada tababarka Ciidanka Booliska Kismaayo. Madaxweynaha Dowlada …