Turkish agency to send 15,000 tons of aid to Somalia

Turkish agency to send 15,000 tons of aid to Somalia Ship carrying relief will depart Mersin on Friday, more than 6 million Somalis in urgent need of food By Sezgin Pancar MERSIN, Turkey The Turkish Red Crescent Society will send 15,000 tons of humanitarian aid to Somalia on Friday, it said Wednesday. A ship carrying relief goods will depart from …

Kalsoonida ay beesha caalamku ku qabto hannaanka maaliyada dalka oo dib usoo noqotay. Maxaa keenay kalsoonida?

Kalsoonida ay beesha caalamku ku qabto hannaanka maaliyada dalka oo dib usoo noqotay. Maxaa keenay kalsoonida? DF oo sameeysay isbadalo waaweyn oo dhanka Maaliyada ah & Wasiir Bayle oo hormuud ka ah. Arbaco May 31, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo badan oo ay …

Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda; Falanqeyntii Yusuf Garaad wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya

Maxaabbiista Soomaaliyeed ee Dibadda;  Falanqeyntii Yusuf Garaad wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya Arbaco May 31, 2017| Arlaadi Online  Waxaa maalmahaan socda olole lagu dalbayo in ay Dowladdu u istaagto dhallinyaro Soomaaliyeed ee ku jira xabsiyada dalal shisheeye,  taas oo loo arko, ahna waajib Dowladda saaran. Maaddaama uu ololuhu sii xoogeysanayo, mararka qaarkoodna ay ka hadlayaan dhinacyo aan ahayn xog ogaal buuxa, ayaan …

Positive Politics • Politique positive (2:00)

Positive Politics • Politique positive (2:00) The politics of division make us weak, not strong. Now more than ever, we need leadership that works hard to bring Canadians together. Watch this video, then chip in to help bring this message to more Canadians. “We will never stop working hard for a stronger middle class – and a better future for …

Canada launches ‘Famine Relief Fund’ for Nigeria, Somalia, 2 others

Canada launches ‘Famine Relief Fund’ for Nigeria, Somalia, 2 others Wednesday May 31, 2017| Arlaadi Online  The Canadian government has officially launched a fundraiser to help combat famine in three African countries and Yemen. Under the aegis of the Famine Relief Fund, the government is looking to support northeast Nigeria, South Sudan, Somalia and Yemen. All four countries are at risk of …

Dawladda Dalka Canada oo sheegtey in ay ka Qeyb Qaadaneyso Taakuleynta Abaaraha Soomaaliya.

Dawladda Dalka Canada oo sheegtey in ay ka Qeyb Qaadaneyso Taakuleynta Abaaraha Soomaaliya. Arbaco May 31, 2017| Arlaadi Online  Dowladda Canada ayaa ku dhawaaqday in kaalmo deg deg ah ay la gaari doonto Abaaraha ka jira dalalka Soomaaliya, Nigeria iyo Suudaanta Koonfureed. Wasiirada wasaaradda hormarinta caalamiga ah ee dalka Canada Marie-Claude Bibeau ayaa sheegtay in dhawaan ay deeq gaarsiin doonaan dadkaasi …

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 20– May 29)

Sawirada Toddobaadka. Photos of the week (May 20– May 29)  Talaado May 30, 2017| Arlaadi Online  Akhriste sawirada todobaakaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe. 1- Madaxweyne Farmaajo oo booqasho ugu tagay Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi. Doha, Qadar   2- Ra’isul Wasaare Kheyre oo isagoo lebisan dareys Milateri daah-furey Olole Nadaafadeed. Muqdisho 3- …

President Kagame speaks at #MeetThePresident – Sports and Culture Edition | Kigali, 27 May 2017

President Kagame speaks at #MeetThePresident – Sports and Culture Edition | Kigali, 27 May 2017 Over 2000 participants including artists,sportsmen and women and members of the media #MeetThePresident. Tuesday May 30, 2017| Arlaadi Online  “Rwanda can achieve a lot using fewer resources. We should not allow our potential to be wasted. I refuse to accept that we lack people of exceptional talent. …

Dowlada dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka oo billowday diyraainta shirweyne qaran

Dowlada dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka oo billowday diyraainta shirweyne qaran Talaado May 30, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa horay u sheegay in dowladiisu ay tahay “Dowlada dib u heshiisiinta iyo dib u dhiska qaranka” Dowladda Federaalka Soomaaliya-na ay xooga saareyso dib u heshiisiin dhab ah oo soo celisa Midnimada iyo walaal-tinimada Ummadda …