Liberals nominate Madeleine Meilleur as official languages commissioner

Liberals nominate Madeleine Meilleur as official languages commissioner Former Ottawa-Vanier MPP and Ontario attorney general Madeleine Meilleur has been officially nominated as Canada’s next official languages commissioner, Prime Minister Justin Trudeau announced Monday. (The Canadian Press) Former Ontario cabinet minister and Ottawa-Vanier MPP Madeleine Meilleur has formally been nominated as the country’s official languages commissioner. Both the House of Commons and …

Transform Africa Summit | Leaders Summit Panel | 11 May 2017

Transform Africa Summit | Leaders Summit Panel | 11 May 2017 “We are really left behind by other regions of this world. I don’t think it’s because Africans we are incapable of doing things the way we should or be where others are or even go beyond. We need to invest in infrastructure but we need to invest more in …

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo ka warbixiyay shirkii London iyo kullan uu la qaatay Madaxweyne Farmaajo oo uu ku tilmaamay hoggamiye wanaagsan.

Xoghayaha Difaaca Mareykanka oo ka warbixiyay shirkii London iyo kullan uu la qaatay Madaxweyne Farmaajo oo uu ku tilmaamay hoggamiye wanaagsan.  Isniin May 15, 2017| Arlaadi Online  Xoghayaha Difaaca dawladda Mareykanka, Jim Mattis oo ka qayb galay shirkii London ee agaasinkiisu ay lahayd UK ayaa kullan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha dawladda Federaal-ka Soomaaliya, Maxamed C/lahi Farmajo. “ Dawladda Mareykanka door …

Maxay isku hayaan Abdiqadir Kishki iyo Sh. Maxamud Shibli?

Maxay isku hayaan Abdiqadir Kishki iyo Sh. Maxamud Shibli? Isniin May 15, 2017| Arlaadi Online  Halkaan ka dhageyso Arimaha la isku hayo. Eedeeynta Sh. Shibli iyo jawaabta Kishki Xalqadii 1aad || JUNUUDU IBLIIS || Kufriyaadkii Abdiqadir Kishki – Sh Maxamud Shibli Sheekh Kishki oo Si Adag U dhaliilay Sh Shibili Islamarkaana iska difaacay Eedeymaha loo jeediyay. https://youtu.be/fYdguQADw24 Arlaadi Online. Education news, opinion …

15-ka May Maalin Xusuus Mudan. 77 guuradii Assaaska Urururkii SYL

“If we stand tall it is because we stand on the shoulders of many ancestors”. African Proverb  “Midnimada iyo Qaranimadii dalka Soomaaaliya waxaa dumiyay hoggaamiyayaal Arragti gaaban oo siyaasad xun, waxaa kaliya oo Midnimada iyo qaranimadii Ummadda Soomaaliyeed soo celin kara waa in la helo hoggaamiyayaal Arragti dheer leh oo la imaada siyaasad fiican oo ku saleeysan daacadnimo iyo caddaalad …

Somaliland oo faafaahisay Saamiga Itoobiya laga siiyay Dekeda Berbera

Isniin May 15, 2017| Arlaadi Online  Somaliland oo faafaahisay Saamiga Itoobiya laga siiyay Dekeda Berbera Afayeenka Madaxwynaha Somaliland Xuseen Aden cige ayaa sheegay saamiga la siiyay Itoobiya uusan ahayn mid ay Somalailand bixisay balse ay shirkada DP world qeybta ay heshay saami ahaan ay Itoobiya 19% ka siisay. Afhayeenku wuxuu kalo sheegay in saamiga loo kala leeyahay 65% DP world,  halka …

Dowlada Turkiga oo sheegtay xiliga ay fureyso Saldhiga Military ay ka dhistay Muqdisho

Dowlada Turkiga oo sheegtay xiliga ay fureyso Saldhiga Military ay ka dhistay Muqdisho Isniin May 15, 2017| Arlaadi Online  Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in ay kordhineyso taageerada ay siineyso Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ra’iiusl Wasaaraha Dalka Turkiga, Binali Yıldırım ayaa waxuu sheegay in Turkiga ay kordhin doonaan taageerada ay u Fidiyaan Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageero …