Horu dhaca Wareysi Tv qaranka la yesheen Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas

Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Horu dhaca Wareysi Tv qaranka la yesheen Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas Madaxweyne Gaas oo wali ku guda jira qaraaba salaankii qaarada Yurub ayaa Tv qaranka Soomaaliyed wareysi la yesheen isaga oo ku sugan dalka Norway. Halkaan ka daawo Horudhaca wareysiga Cabdiwali Gaas. La soco wareysiga oo dhameystiran. https://youtu.be/Q9v61ZiF86Y Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

FAALLO:- Xaqiiqda Madasha Horu-socod, Dal-jir oo gashatay shaati kale, Madaxeynihii hore Xasan Sheikh iyo R/wasaarihii hore Cumar C/rashid oo gadaal ka taagan

FAALLO:- Xaqiiqda Madasha Horu-socod, Dal-jir oo gashatay shaati kale, Madaxeynihii hore Xasan Sheikh iyo R/wasaarihii hore Cumar C/rashid oo gadaal ka taagan.  Mohamed Gacal   Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Waxa ay ku buuxdaa 100 maalmood doorashadii Madaxweyne Farmaajo. Maalmo ka hor ayaa Nairobi looga dhawaaqay Madal la baxday Horu-socod oo baraha bulshada iyo warbaahinta Soomalida aad looga dooday loona …

Waa maxay Aragtida ay shacabka Soomaaliyed ka qabaan Xildhibaan Xidig iyo Madasha HORUSOCOD ?.

Waa maxay Aragtida ay shacabka Soomaaliyed ka qabaan Xildhibaan Xidig iyo Madasha HORUSOCOD ?. Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Halka hoose ka akhriso sida ay shacabku u arkaan Madasha HORUSOCOD. Xildhibaan Xidig iyo Mudanayaasha kale ee saaxibadiis ahna haloo sheego. Marka Aad siyaasada ku jirto waxaa muhim ah inaad la socoto dareenka shacabka. Wax badan ayey shacabka Soomaaliyed cod la’aan …

Sawirada toddobaadkii hore: Sadexda Sawir ee kaalimaha hore galay

Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Sawirada toddobaadkii hore: Sadexda Sawir ee kaalimaha hore galay 1- Madaxweyne Farmaajo oo si naxriis leh u qaabilay Hooyo Soomaaliyed. Afgooye 2- Sawir ama muqaal ay yartahay in la arko (a rare display of unity). Madaxdii Soomaaliyed oo gacmaha isqabsaday Midnimo ayey Ummaddi guul ku gaarta. 3- Madaxweynaha Soomaaliya Mohamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyadaha …

Farmaajo oo Cadeeyey Sababta uu Sawirka Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) u Suray Madaxtooyada Villa Somalia

Farmaajo oo Cadeeyey Sababta uu Sawirka Madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde) u Suray Madaxtooyada Villa Somalia Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  “Markii aan arkaayo subax walba sawirka Madaxweynihii hore ee dalka Aadan Cadde macnaheeddu waa inaan ku dayanno” -Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. https://youtu.be/GoWX5mmu5sM Waxaa jira xikmad uu leeyahay Hogaamiyihii Shuuciga ahaa ee Midowgii Sofyeeti Vladamir Lennin isaga oo yiri: “Dhawr …

MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka digay in Soomaaliya Hubka loo Fasaxo

MD Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka digay in Soomaaliya Hubka loo Fasaxo “Caalamka Ka Garowsan Mayno Abaal-daro gaadha inay nooso kala hiiliyaan ama noo kala Eexdaan walaalahayo”. Siilaanyo Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaali-land Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyay Khudbad loogu talagalay 18-ka May oo ku beegan xilligii Soomaali-land sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale …

Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale

Wareysi xasaasi ah: Maxaa kala qabsaday Wasiirka A/Dibada Somaliland iyo Farhan Jimcale Jimco May 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Sacad Cali Shire ayaa  laga wareystay arimo badan oo ay ka mid yihiin heshiiska Somaliland iyo DP world, xiriirka kala dhexeya Dowlada Federaalka, Ictiraaf raadintii Somaliland iyo Arimo kale oo ay ka mid yihiin mowqifka xukuumada Somaliland ee ku Aadan in …