War deg-deg ah: Siilaanyo oo Cafis u Fidiyay Wariye Coldoon. (Daawo Sawirro iyo video)

War deg-deg ah: Siilaanyo oo Cafis u Fidiyay Wariye Coldoon. (Daawo Sawirro iyo video) Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online Cafis Madaxweyne oo loo fidiyay Wariye C/Maalik Coldoon oo Hargeysa ku xirnaa Madaxaweynaha Somaliland ayaa cafis Madaxweyne u fidiyya Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo dhoor bil ku xirnaa xabsiga magaalada Harageysa ka dib markii lagu eedeeyay inuu aflagaadeeyay madax ka tirsan Somaliland, …

Maxay ku heshiiyeen dalalka Soomaaliya iyo Qadar

Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online Maxay ku heshiiyeen dalalka Soomaaliya iyo Qadar Halkaan ka Daawo Shirkii Jaraai’d ee ay wada qabteen Wasiir Yusuf Garaad Iyo wasiirka Arimaha dibada Qadar https://youtu.be/QxwZ_17kw9Y Arlaadi Online. Education news, opinion and guides

Maxay Ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Ismacil Cumar Geelle?

Maxay Ku heshiiyeen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Ismacil Cumar Geelle? Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online Madaxweyne Geelle “ Waxaan ku heshiinay xoojinta xiriirka labada dal, iskaashi Aan ka yeelano dhinacyada dhaqaalaha iyo difaaca oo aan usaaray guddi labada dhinac ka kooban oo soo falanqeeya saxiixiisuna uu dhawaan noqon doono hadii Alle yiraahdo”. “Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay marnaba nagama …

Hawenayda Minneapolis xukunta oo Masjid ka Khudbaysay

Hawenayda Minneapolis xukunta oo Masjid ka Khudbaysay Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online  Mayorka Minneapolis ayaa khudbada ay sanadkiiba mar u jeediso bulshada magaalada sanadkaan u dooratay inay ka jeediso masjidka Alnuur ee Minneapolis. Halkaan ka daawo warbixin ay idaacada VOA ka diyaarisay barnaamijkaas. https://youtu.be/fNxFpJsHwHc Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Maxaa ka dhacay Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay saxafiyiinta iyo fanaaniinta Soomaaliyed

Maxaa ka dhacay Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay saxafiyiinta iyo fanaaniinta Soomaaliyed  Wacdaro aan horey loo Arag Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keeyoow oo kooxda wariyaasha Muqdisho ku Garaacay 4-2. Khamiis May 25, 2017| Arlaadi Online  Kabtanka Kooxda fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Khadar Keeyow ayaa wacdaro ka dhigay ciyaartii galabta goolal cajiib ahna dhaliyay. Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 4-2 ay ku badiyeen …