Maraykanka oo sheegay in ciidankooda ay si deg deg ah uga saarayaan Afghanistan

Maraykanka oo sheegay in ciidankooda ay si deg deg ah uga saarayaan Afghanistan Jimco June 30, 2017| Arlaadi Online  Xoghayaha gaashaandhigga ee Maraykanka, James Mattis, ayaa sheegay in ciidanka dalkiisa uu si degdeg ah uga soo baaxay dalka Afghanistan, oo ay haboonaan lahayn inuu muddo sii joogo dalkaasi. Waxa uu kala hadlayay dalalka xubnaha ka ah gaashaanbuurta NATO istaraajiyadda mustaqbalka ee Maraykanka, …

Calanka Soomaaliya oo ka mid noqday calamada suran Baarlamaanka dowlad goboleedka Ontario ee Canada 

Calanka Soomaaliya oo ka mid noqday calamada suran Baarlamaanka dowlad goboleedka Ontario ee Canada Jimco June 30, 2017| Arlaadi Online  Calanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeeysay laga taagay xaruunta dowlad goboleedka Ontario ee Canada. Calan saarkaan ayaa waxaa ka soo qayb galay qaar ka mid ah Soomaalida ku nool magaalada Toronto oo ay ka mid tahay Maama Khadiija Dalays. Calan saarka …

Axmed Knowmadic oo noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada

Axmed Knowmadic oo noqoday suugaan yahanka Edmonton- Canada Jimco June 30, 2017| Arlaadi Online  Axmed Cali oo loo yaqaano Axmed Knowmadic oo dhalasho ahaan Soomaali ah ayaa loo magacaabay suugaan yahanka magaalada Edmonton ee dalka Canada ilaa sanadka 2019. Ali, 33, sano jir ah ayaa dalka Canada tagay sanadkii  1992, isagoona ah qof ku wanaagsan tirinta gabeyada. “Edmonton waa meeshii igu …

Ahmed (Knowmadic) Ali is Edmonton’s newest poet laureate

Ahmed (Knowmadic) Ali is Edmonton’s newest poet laureate Edmonton’s new poet laureate Ahmed Ali recites his poem Knowmadic. Edmonton’s next poet laureate hopes to make the position an international one. Announced Tuesday as the city’s seventh poet laureate, Ahmed (Knowmadic) Ali has already met with organizers around the world in hopes of setting up international poet exchanges — and says …

Jawaabtii: Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Hormuudkii Isbeddel doonka Soomaaliya.

Jawaabtii: Waa kuma Mohamed Haji Ingiriis? Hormuudkii Isbeddel doonka Soomaaliya. Khamiis June 29, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Isbeddel doonkii Afgambiyay dowladii Xasan Shiikh. “Soomaali raggeeda ha kala barato” Madaxweyne Aadan Cade Maxaan ugu doortay Maxamed Xaaji Ingiriis inuu yahay hormuudka Isbeddel doonkii talada ka tuuray Madaxweyne Xasan Sheekh? Xasan Sheekh-se nin noocee ah ayuu ahaa? Inta Aaanan jawaabta …

Daawo Barnaamijka Doodwaag oo bannaanka soo dhigay xog qarsoonayd.

Daawo Barnaamijka Doodwaag oo bannaanka soo dhigay xog qarsoonayd. Khamiis June 29, 2017| Arlaadi Online  Waxaa cadaatay in Garsoorka Soomaaliya u baahan yahay in lagu sameeyo dib u habeeyn iyo isbeddel xoogan si aan loogu xadgudbin xaqa muwaadinka Soomaaliyed. Waxaa ay dhawaan dowladu casfis u fidisay maxaabiis sheegay inay xiraayeen 2 sano iyo ka badan oo loo xiray lacag Aan badnayn …

A Canadian Minister’s Speech Shows a Growing Divide With the U.S.

A Canadian Minister’s Speech Shows a Growing Divide With the U.S. By IAN AUSTEN JUNE 12, 2017 OTTAWA — They weren’t quite fighting words, but the recent speech by Canada’s foreign minister in Parliament revealed the growing chasm between the country and its powerful neighbor. The minister, Chrystia Freeland, told the House of Commons last week that as the United States, under …

Hoggaaminta: Xasuus kooban oo micna ballaaran. Dr. Sulub

Hoggaaminta: Xasuus kooban oo micna ballaaran. Dr. Sulub Arbaco June 28, 2017| Arlaadi Online  Hoggaaminta fakarka (thought leadership) oo ah in la dejiyo aragti mustaqbaleed, ku jahaynta dadka aragtidaas, iyo qorshihii lagu gaari lahaa aragtidaas aad samaysateen. Hoggaaminta shaqada (task leadership) oo ah hawlfulin iyo in la gaaro yoolkii la rabey. Waa natiijo la arkayo dhalinteed. Hoggaaminta dadka (people leadership) oo …

Wiilkii laga ceyriyay Imaaraadka ISMAACIIL MADAR oo Qatar ku Damaashaadaya & La Kulankiisii…

Wiilkii laga ceyriyay Imaaraadka ISMAACIIL MADAR oo Qatar ku Damaashaadaya & La Kulankiisii…… Arbaco June 28, 2017| Arlaadi Online  Sheekh Cabdirashiid Sh. Cali Suufi oo sheegay markii uu qiimeeyay Ismaaciil Madar inuu gali lahaa kaalinta kowaad ama kaalinta labaad. Ismaaciil Madar ayaa casumaad ka helay dowlada Qatar waxaa uuna hada booqasho ku jooga dalka Qatar oo ay ku soo dhaweeyeen jaaliyada …

Madaxweyne Gaas oo hanjabaadii ugu cuslayd u diray Alshabaab

Madaxweyne Gaas oo hanjabaadii ugu cuslayd u diray Alshabaab Arbaco June 28, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Ali Gaas ayaa hanjabadii ugu cuslayd u diray Kooxaha Al-Shabaab iyo Daacish, isagoona sheegay inay dagaal adag la gali doonaan ururadaasi. Halkaan ka dhageyso khudbada Gaas gaar ahaan daqiiqada 10-aad ilaa dhamaadka khudbada. https://youtu.be/3DxSVOmyScM Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.