Statement by the Prime Minister of Canada in response to the United States’ decision to withdraw from the Paris Agreement OTTAWA, June 1, 2017 / – The Prime Minister, Justin Trudeau, today issued the following statement in response to the United States’ decision to withdraw from the Paris Agreement: “We are deeply disappointed that the United States federal government has …
DAAWO: Marwo Binti Ibraahim Cali oo Si Kulul uga hadashay Dhibaatada Lagu Haayo Shacabka G/Sh/Hoose
DAAWO: Wasiirada Haweenka Koonfur galbeed Marwo Binti Ibraahim Cali oo Si Kulul uga hadashay Dhibaatada ka jirta gobolka Sh/Hoose Khamiis June 01, 2017| Arlaadi Online Wasiiradda Haweenka Maamul Koonfur galbeed Soomaaliya Marwo Binti Ibraahim Cali oo maanta shir jaraa’id ku qabatey magaalada Baydhabo ayaa ka hadashay dagaalka iyo barakicinta ka socota Gobolka Shabeelaha hoose. Wasiirad Binti aya baaq u dirtay hay’adaha deeq …
infographic. Warriors, Cavs set to complete NBA Finals trilogy
infographic Warriors, Cavs set to complete NBA Finals trilogy
Taariikh Sugan soo jedintii Sheekh Saciid M. Faarax
Arbaco May 31, 2017| Arlaadi Online Taariikh Sugan soo jedintii Sheekh Saciid M. Faarax Barnaamij taxana ah oo cusub oo loogu magac daray “Taariikh Sugan”. Halkaan ka daawo horudhaca barnaamijka “Taariikh Sugan”. https://youtu.be/fZlDk3GUqNI Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.
Khad Tareen oo isku xiraya Dalka Kenya iyo Uganda oo la daahfuray
Khad Tareen oo isku xiraya Dalka Kenya iyo Uganda oo la daahfuray Khamiis June 01, 2017| Arlaadi Online Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa si rasmi ah xariga uga jaray Khad Tareen casri ah oo ay ku baxday kharash ka badan Saddex Milyan oo doolar. Lacagta ku baxday Tareenka cusub ayaa la sheegay in inteeda badan laga soo amaahday dalka China, waxaana …
Dalka Mareykanka oo Tijaabiyay Gantaal ka hortaga Sawaariikhda.
Dalka Mareykanka oo Tijaabiyay Gantaal ka hortaga Sawaariikhda. Khamiis June 01, 2017| Arlaadi Online Militariga Maraykanka ayaa sheegay in ay ku guulaysteen tijaabinta gantaal hawada ku qaban kara gantaalaha qaaradaha iskaga gudba ee ay dhici karto in Maraykanka lala soo beegsado. Tijaabadani waxay ahayd tii ugu horaysay ee nooceeda ah, waxayna jawaab u tahay khatarta isa soo taraysa ee ka imanaysa …
Nas Daily “When someone told me months ago that Rwanda had better Gender Equality than the United States, I said to myself: “I HAVE TO GO THERE”
Nas Daily “When someone told me months ago that Rwanda had better Gender Equality than the United States, I said to myself: “I HAVE TO GO THERE” Nas Daily How Dangerous Is Africa?! https://youtu.be/PCnvuVLfDVc