Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Kismaayo si heer sare ahna loo soo dhaweeyay

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Kismaayo si heer sare ahna loo soo dhaweeyay               Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online  Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in goordhaw halkaasi uu gaaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdiga lasocda ayaa loo galbiyay gudaha magaalada Kismaayo gaar ahaan Madaxtooyada maamulkaasi, waxaana la …

Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo Xariga Ka Jaray Dhismaha Cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland. Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Dawlad gobolleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii hore xariga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo xaruunteedu tahay magaalada Garoowe. Madaxweynaha Puntland ayaa munaasabadii furitaanka ka sheegay inuu ku faraxsan yahay muhiimad gaarana u …

Halyeey Korneyl Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud: Hogaamiye naftiisa u huray sharafta iyo wanaaga dadkiisa.

Halyeey Korneyl Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud: Hogaamiye naftiisa u huray sharafta iyo wanaaga dadkiisa. Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online  Soomaali waxay tiraahdaa hadal qiimo badan oo ah “Waari mayside war ha kaa haro”. 6- June ee sanad walba waa maalin ay shacabka Koonfur galbeed xusuustaan Halyeey Korneyl Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud iyo halgankii uu usoo galay dadka Koonfur galbeed. Halganka Shaati …

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku Wajahan Magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta ku Wajahan Magaalada Kismaayo Talaado June 6, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa Maanta oo Talaado ah tagaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose oo hadda Xarun KMG ah u ah Maamul Goboleedka Jubbaland. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa Xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Hogaaminayo ay Maanta tagayaan Magaalada Kismaayo …