Awaamiir cusub oo lagu xasilinayo Muqdisho oo Caawa lasoo saaray

Awaamiir cusub oo lagu xasilinayo Muqdisho oo Caawa lasoo saaray Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online  Kullan caawa Madaxtooyada Soomaaliya ay ku yeesheen Wasiirka Amniga iyo Taliyaasha kala duwan ee ciidanka dowlada ayaa si weyn loogu faaqiday howlgalka xasilinta Muqdisho ee ay wadaan ciidamada isku dhafka ah, waxaana gabo gabadii kullanka laga soo saaray awaamiir cusub. Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda …

AKHRISO; Magacyada Wafdiga heerka Wasiir ee gaaray magaalada Riyadh

AKHRISO; Magacyada Wafdiga heerka Wasiir ee gaaray magaalada Riyadh Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online  Liiska Wafdiga u xilsaaran Mashaariicda Saudi Arabia ka fulineyso Soomaaliya: 1. Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga Iskaashiga Caalamiga: Jamaal Mohamed Hassan 2. Wasiirka Maaliyada: Abdirahman Ducaale Beyle Bayle 3. Wasiirka Gaashaandhiga: Abdirashiid Mohamed Abdalluhi 4. Wasiirka Duulista Hawada: Abdullahi Mohamed Salad 5. Wasiirka Beeraha: Saciid Hussein Ciid …

War deg deg ah: Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday shabakada ALJAZEERA

War deg deg ah: Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday shabakada ALJAZEERA Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online  Waxaa weerar dhinaca Koombuyuutarka ah lagu qaaday dhammaan shabakadihii iyo barihii kale ee bulshada ee ay lahayd Warbaahinta ALJAZEERA, gaar ahaan Xarunteeda guud ee Dooxa. Weerarka iyo isku-day la doonayo in lagula wareego shabakada ALJAZEERA wali wuu socdaa sida uu Telefishinka ku tebiyay barta …

Wariye Salmaan Jamaal oo soo bandhigay tahriibayaal Soomaali ah oo Nolosha Lagu Cadaabayo. (Murugo)

Wariye Salmaan Jamaal oo soo bandhigay tahriibayaal Soomaali ah oo Nolosha Lagu Cadaabayo. (Murugo) Jimco June 9, 2017| Arlaadi Online  Wariyaha Caanka ah Salmaan Jamaal Saciid ayaa soo bandhigay Muuqaal Muujinaya Silaca ay ku jiraan Soomaali badan oo gacanta ugu jira Magafaha Dalka Liibiya. HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA https://youtu.be/jb1SPsF1-Fk Waa Muuqaalka Ugu Murugada & Naxdinta badan ee Qof dhiig Soomaali ku …