Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz

Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Maxamed Cabdulaahi oo 12 jir ah ayaa isagoo Soomaaliya matelaya ku guulaystay tartanka Quraanka 30-ka Juz. Waxaa tartanka oo lagu qabtay dalka Tanzania ku tartamayey Quraanka 16- Dowladdood. Garoonka kubadda Cagta ee magaalada Dara-salaam oo tartanka Quraanka lagu qabtay, ayaa …

Madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan oo la kulmay Madaxda shirkada DP World. Shariif Xasan (hadda kooyne)

Madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan oo la kulmay Madaxda shirkada DP World. Shariif Xasan (hadda kooyne) Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha koonfur galbeed Shariif Xasan Sh. Aadan ayaa Maanta kullan kula qaatay magaalada Dubai Madaxda ugu sareysa Ee shirkada DP World oo laga leeyahay Dalka Imaaraadka Carabta Isagoo kala hadlay sida la sheegay Arimaha Maalgashiga ee Dekedaha Maamulka Koonfur Galbeed. …

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017. 

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (03 June – 10 June) 2017.  Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Akhriste sawirada todobaadkaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe. 1- Banaanbax lagu taageerayo dowladda oo ka dhacay Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo oo la hadlay kumannaan qof oo isugu soo baxay Garoonka Konis stadium ee magaalada Muqdisho 2- A.J. Jama, …

Talefeshinka RTN oo warbixin xiiso badan ka Diyaariyay Khilaafka wadamada khaliijka

Axad June 11, 2017| Arlaadi Online  Talefeshinka RTN oo warbixin xiiso badan ka Diyaariyay Khilaafka wadamada khaliijka Halkaan ka daawo falanqeyn ku saabsan khilaafka u dhaxeeya dalalka khaliijka, dalalka kala taagersan labada dhinac iyo wararkii ugu danbeeyay. https://youtu.be/rRJTqVmh3yU Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.