Ra’isul Wasaare ku-xigeenka DF oo daah furay shirka Wadatashiga iyo Dib-u-heshiisinta Qaran

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka DF oo daah furay shirka Wadatashiga iyo Dib-u-heshiisinta Qaran Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  Ra’iisul Wasaare ku -xigeenka XFS ahna ku simaha Ra’iisul Wasaaraha Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ayaa si rasmi ah maanta u daah furay shirka Wadatashiga iyo Dib-u-heshiisinta Qaran, Xog-ururinta Khilaafaadka iyo Xalkooda kaasoo lagu qabtay Muqdisho. Waxaa shirka ka soo qayb galey Wasiirka Wasaarada …

SOOMAALIADA MINNESOTA OO NOQOTAY TAN UGU SAAMEYNTA BADAN SOOMAALI QURBA JOOG AH.

Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  SOOMAALIADA MINNESOTA OO NOQOTAY TAN UGU SAAMEYNTA BADAN SOOMAALI QURBA JOOG AH. Halkaan ka daawo waxaan horay uga dhicin Maraykanka oo Markii ugu horaysay ay Soomaalida gobolka Minnesota iyo Muslimiinta ay sameeyeen. https://youtu.be/SFGlZ6oo5x0 https://youtu.be/f8lsYy7VnEw Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.      

Documentary ‘Bashir Yusuf 41 Years old & his four wives’ & 18 children. Bashir Yusuf waa 41 jir leh 4 xaas iyo 18 caruur ah

Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  Documentary ‘Bashir Yusuf 41 Years old & his four wives’ & 18 children. Bashir Yusuf waa 41 jir leh 4 xaas iyo 18 caruur ah Akhriste sideed u Aragtaa sheekada Bashir Yusuf iyo 4-tiisa Xaas. Ma tahay arin ay Raga badankood soo dhaweeynayaan balse ay Haweenka badankood aysan ku qanacsanayn? Maxay adiga kula tahay? https://youtu.be/vAnzdPYpjDA …

Wararkii ugu danbeeyey ee xiisada u dhaxeeysa dalalka Sacuudiga iyo Qadar-Maraakiib Dagaal oo gaaray gobolka, xaalada oo cakiran + CABSI

Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  Wararkii ugu danbeeyey ee xiisada u dhaxeeysa dalalka Sacuudiga iyo Qadar-Maraakiib Dagaal oo gaaray gobolka, xaalada oo cakiran + CABSI Halkaan ka dhagesyo warbixinadii ugu danbeeyay ee khilaafka u dhaxeeya xulafada Sacuudiga iyo Qadar, halka ay labada dhinaca kala taagan yihiin iyo dalalka la kala safan. Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Falanqeyn xiiso gaar ah leh: Go’doominta Qadar, xayiraadii Donald Trump iyo Arimo kale. by Jamiila Ismaaciil

Falanqeyn xiiso gaar ah leh : Go’doominta Qadar, xayiraadii Donald Trump iyo Arimo kale. by Jamiila Ismaaciil Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  Wararkii ugu danbeeyay ee Mareykanka, xiisada u dhaxeeysa dalalka Sacuudiga iyo Qadar iyo saameeynta ay ku yeelan doonto Soomaaliya. Jamiila oo ah gabar Soomaaliyed oo ku xeeldheer Arimaha siyaasada iyo diplomaasiyada ayaa soo dhaweeysay go’aanka dhex dhexaadka ah …

Ambassador Stephen M. Schwartz Muxuu ka yiri joogitaanka ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya iyo dhismaha ciidan Soomaaliyed?

Ambassador Stephen M. Schwartz Muxuu ka yiri joogitaanka ciidamada Maraykanka ee Soomaaliya iyo dhismaha ciidan Soomaaliyed? Talaado June 13, 2017| Arlaadi Online  Ambassador Stephen M. Schwartz oo ah Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa yiri “Ciidanka Maraykanka waxay u jogaan Soomaaliya kaliya tababarida ciidanka Soomaaliyed”. Halkaan ka dhageyso waresyi dhinacyo badan taabanaya oo uu bixiyay safiirka Mareykanka ee Soomaaliya. https://youtu.be/D8uEy9To43w Arlaadi Online. Education news, opinion and …

Stephen A. Smith Says LeBron James Can’t Do It Alone

Stephen A. Smith Says LeBron James Can’t Do It Alone Stephen A. Smith knows that Cleveland Cavaliers star LeBron James is still a force to be reckoned with, but says that not one superstar can win the NBA championship on his own, and during Game 5 against the Golden State Warriors, LeBron didn’t have much help on the court. https://youtu.be/h7Rs4ugZff0 …

Senior diplomat: Somalia will not sever ties with Qatar

Senior diplomat: Somalia will not sever ties with Qatar Attache at embassy in South Africa says Somalia will not retain ties to both Qatar, Saudi Arabia By Hassan Isilow and Mohammed Dhaysane JOHANNESBURG Somalia will not sever ties with Qatar as the Gulf state becomes increasingly isolated from its nieghbors, a senior Somali diplomat has told Anadolu Agency. “Somalia has …

IGAD’s South Sudan summit begins without President Kiir

IGAD’s South Sudan summit begins without President Kiir Intergovernmental Authority on Development’s extraordinary summit begins in Ethiopia   By Seleshi Tessema ADDIS ABABA Leaders of East Africa’s security and trading bloc in the Ethiopian capital, Addis Ababa, called for the revitalization of the 2015 South Sudan peace agreement in a summit in which the president of the war-torn country, Salva …