let the whole world know that we are Somali. Who is Somali?

let the whole world know that we are Somali. Who is Somali? Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Cabdulqaadir Xirsi Siyaad (Abwaan Yamyam), beautifully defined the meaning of Soomaalinimo in a poem that he devised during the 1977 war. A master piece, that professes the Somali ethos. Somaali waa Kuma? / Who is Somali? Somalis are asked: The moving times The …

Hees Wadani ah: “Soomaali Baan Ahay” waa (Hees ka tarjumaysa asalka dhiigga Soomaaliga) Munaasabna ku ah xaalada taagan.

Hees Wadani ah: “Soomaali Baan Ahay” waa (Hees ka tarjumaysa asalka dhiigga Soomaaliga) Munaasabna ku ah xaalada taagan. Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Heestaan waxaa la yiraahdaa “Somali baan ahay”. Erayada heesta waxaa ka mid ah “Inkastoon sabool ahay Haddana waan sarriigtaa Sacabbada ma hoorsado Saaxiib nimaan nahay Cadowgayga lama simo Soomaali baan ahay”. Though I am impoverished Yet my hardships …

barakacayaal ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose oo soo gaaray duleedka Xamar

barakacayaal ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose oo soo gaaray duleedka Xamar Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ee ka soo cararay Colaada ka jirta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa soo gaaray duleedka​ magaalada Muqdisho. Dadkan ayaa xarakada Al- Shabaab ka soo gubeen guryahoodii xoolihiina ay Ka soo Dhaceen. Dakaan ayaa iyaga oo Aan waxba gacanta ku …

Taliyaha​ ciidanka Police-ka guud ee AMISOM oo booqday magaalada Baydhabo

Taliyaha​ ciidanka Police-ka guud ee AMISOM oo booqday magaalada Baydhabo Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Magaalada Baydhabo waxaa markii ugu horeysay booqdey Taliyaha​ ciidanka Police-ka Guud ee AMISOM waxaana xafiiskiisa ku qaabilay ku simaha Madaxweynaha Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya ahna wasiirka Beeraha iyo Waraabka Mudane Maxamed Xasan Fiqi. Taliyaha Police-ka AMISOM iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay Kulan Saacado Qaatay la yesheen laamaha Amaanka …

Muxuu ka yiri khilaafka u dhaxeeya dalalka khaliijka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ?

Muxuu ka yiri khilaafka u dhaxeeya dalalka khaliijka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ? Arbaco June 14, 2017| Arlaadi Online  Shariif Sheekh Axmed ayaa soo saary qormo cajiib ah oo uu ku taageray mowqifka dowalada ay ka qaadatay xiisada u dhaxeeysa xulafada Sacuudiga iyo dalka Qadar. Halkaan ka dhageyso 7 qodob oo uu Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh …

Trudeau announces Vancouver as host city of Women Deliver Conference in 2019

News, Politics, World Trudeau announces Vancouver as host city of Women Deliver Conference in 2019   June 13, 2017 Ottawa, Ontario Vancouver will be front and centre of the international women’s rights and leadership movement in 2019 when it hosts the Women Deliver Conference. Prime Minister Justin Trudeau made the announcement today that the fifth triennial conference, the world’s largest …