Dowlada Soomaaliya oo qabatay hoggaamiyahii Alshabaab ee Muqdisho Ciise Tarabuun

Dowlada Soomaaliya oo qabatay hoggaamiyahii Alshabaab ee Muqdisho Ciise Tarabuun Isniin June 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka Amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab. Shir jaraa’id oo uu ku qabtay Madaxtooyada ayuu ku sheegay in Sarkaalkan uu Al-Shabaab u qaabilsanaa dhibaateynta …

Wadahadalka Britain iyo Yurub oo ka furmaya magaalada Brussels

Isniin June 19, 2017| Arlaadi Online  Wadahadalka Britain iyo Yurub oo ka furmaya magaalada Brussels Midowga Yurub waxay sheegeen in loo baahan yahay in arrimaha kala bixidda sida xuquuqda muwaadiniinta iyo waajibaadka maaliyadeed ee dalka UK laga rabo inuu bixiyo lagaga doodo qaybta 1aad ee wada hadallada xiriirka ah. Maanta oo Isniin ah waxaa magaalada Brussels ka furmaya shirkii ugu horreeyay …

Muxuu dhibsaday la Taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ee dhinaca Amniga Cabdulaahi Lesto?

Muxuu dhibsaday la Taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed ee dhinaca Amniga Cabdulaahi Lesto? Isniin June 19, 2017| Arlaadi Online  La taliyaha Madaxweynaha Koonfur galbeed dhinac Amniga iyo arimaha bulshada Cabdulaahi Maxamed idiris lesto ayaa si adag ula hadlay siyaasiyiinta kasoo jeeda koonfur galbeed ee dhaliila Maamulka Shariif Xasan ee ka Arimya Baydhabo iyaga oo ku tilmaamay Shariifka Kaligii talis. Mudane Lesto ayaa …

Maxaa iska badalay mowqifkii dowlada Sacuudiga ee Soomaaliya? Soomaaliya weli ma ku taagan tahay mowqifkeedi dhex-dhexaadnimo?

Maxaa iska badalay mowqifkii dowlada Sacuudiga ee Soomaaliya? Soomaaliya weli ma ku taagan tahay mowqifkeedi dhex-dhexaadnimo? Axad June 18, 2017| Arlaadi Online  Dowlada Sacuudi Carabiya ayaa dhawaan sheegtay in ay $50 milyan oo dollar maalmaha soo socda ku wareejin doonto dowlada faderaalka ee Soomaaliya islamarkaana ay xoolaha sanadkaan ka soo dhoofsan doonto Soomaaliya. Waxaan la ogeyn waxa badalay mowqifkii hore ee dowlada Sacuudi Carabiya ee …