Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyadda ku Qaabilay Maxamed C/laahi Aadan oo kaalinta 1-aad kasoo galay tartankii Qur’aanka kareemka

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyadda ku Qaabilay Maxamed C/laahi Aadan oo kaalinta 1-aad kasoo galay tartankii Qur’aanka kareemka Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda ku qaabilay Maxamed C/laahi Aadan oo kaalinta 1-aad kasoo galay tartankii Qur’aanka kareemka ee lagu qabtay Magaalada Daara-Salaam ee wadanka Tanzania maalmo ka hor. Waa arin dhiiragelin u ah Ardayda Soomaaliyeed ee ka …

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan Hannanka Dib u heshisiinta Soomaaliya. Dr. Sulub 

Su’aalo iyo jawaabo ku saabsan Hannanka Dib u heshisiinta Soomaaliya. Dr. Sulub  “isku daalnaye, maxaynoo dana!” Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Q42: Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya yaa laga rabaa in ay guul ka keenaan? Ma madaxda dawladda federaalka, mise guddiga dib u heshiisiinta? Mase dawlad goboleedayada? Mase bulshada rayadkaa? J42:  Jawaabtu waa iyagoo dhan, waxayse masuuliyaadku u kala weeynyihiin sida loo kala …

Statement by the Prime Minister of Canada on World Refugee Day

Statement by the Prime Minister of Canada on World Refugee Day Ottawa, Ontario June 20, 2017 The Prime Minister, Justin Trudeau, today issued the following statement on World Refugee Day: “On World Refugee Day, we honour the strength and resilience of the millions of people around the world fleeing conflict, insecurity, and persecution. We solemnly acknowledge the hardships they face, …

Xog cusub: Sargaal Shabaab ah oo mar kale gacanta ugalay DFS 

Xog cusub: Sargaal Shabaab ah oo mar kale gacanta ugalay DFS  Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Military-ga Somaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Sargaal Sare oo katirsan Kooxda Shabaab uu isku soo dhiibay kadib markii uu kasoo goostay kooxdii uu ka tirsanaa. Maamulka degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegay in ciidamada dowlada Soomaaliya ee ku sugan halkaas uu isku …

Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay fariintii Agoonta toosna ula wareegay Masuuliyadooda. Muqaal iyo sawiro

Madaxweyne Farmaajo oo ka jawaabay fariintii Agoonta toosna ula wareegay Masuuliyadooda. Muqaal iyo sawiro Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa lacag ku dhow 20,000 oo doolar (labaatan kun oo doolar) u bixiyay samafal iyo Ciid Mubaarak. Lacagtan ayaa la gaarsiiyay xero ay ku jiraan caruur agoon ah oo ku taalla degmada Afgooye, waxaana la sheegay …

Daawo Malaaq Ibraahim Laysamow oo karbaashay Shariif Xasan oo uu sheegay in lagu khasaaray.

Daawo Malaaq Ibraahim Laysamow oo karbaashay Shariif Xasan oo uu sheegay in lagu khasaaray. Talaado June 20, 2017| Arlaadi Online  Malaaq ibraahim Macalin Cali (Malaaq laysamow) oo ka mid ah Malaaqyada misaanka ku leh Koonfur galbeed horana u taageersanaa Shariif Xasan ayaa yiri “Doorashadii shariif Xasan Sh. Aadan waan ku khasaarnay waxaan u baahanahay hoggaan wanaagsan oo ummadda samatabixiya”. Su’aal ay …