CIID MUBAARAK: Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr  

Bismillah: CIID MUBAARAK Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr   Waxaa mahad leh Allah inoo sahlay hambalyada ciida barakaysan ee Ciid-Al-fitri u soo tebino dhammaan akhristayaasha Arlaadi.net. Waxaan halkaan hambalyo uga tebineynaa dhammaan ummadda Islaamka ah oo maanta ku ciidaya daafaha dunida. Soomaaliya waxaan Allah uga baryaynaa in uu kadhigo dhul nabad ah, Soomaalida Allah niyadooda ha isuwanaajiyo. Dunida oo dhanna waxaan u …

THANKS MUDANE: 10 Qodob oo uu ku guuleystay MD Farmaajo (MUST WATCH)

THANKS MUDANE: 10 Qodob oo uu ku guuleystay MD Farmaajo (MUST WATCH) Axad June 25, 2017| Arlaadi Online  10 Arimood oo ay ku guuleysatay dowlada mudadii koobnayd ee ay jirtay: 1- La dagaalanka Musuq-maasuqa. 2- Garsoorka iyo Caddaalada. 3- Amniga magaalada Muqdisho (Inkasta oo ay maalmahaan danbe soo xumaanaysay oo kooxo daneystayaal ah oo isbahaystay ay ka shaqeeynayeen inay shacabka iyo …

Statement by the Prime Minister on Eid al-Fitr

Statement by the Prime Minister on Eid al-Fitr Ottawa, Ontario June 24, 2017 The Prime Minister, Justin Trudeau, today issued the following statement on Eid al-Fitr: “Tonight at sunset, Muslims in Canada and around the world will celebrate Eid al-Fitr,also known as the festival of breaking of the fast. “Eid al-Fitr is one of the most important religious holidays for …