Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (30 June – 08 July) 2017. 

Sawirada Toddobaadka. Somalia’s week in pictures (30 June – 08 July) 2017.  Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  Akhriste sawirada toddobaadkaan u codee sadexda aad isleedahay waxaa ay galayaan kaalimaha hore. La soco toddobaadka danbe. 1- WAR-MURTIYEED laga soo saaray Shirweynaha  CAFIS oo muddo 2 maalmood ah  5-6 July, 2017 ka socday magaalada Turku ee dalka Finland. 2- My Time: Youth raise thousands to …

Mareykanka oo lacag badan u balan qaaday dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

Mareykanka oo lacag badan u balan qaaday dalal ay ka mid tahay Soomaaliya Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in Malaayiin dollar ay ugu deeqeyso dadka ay Abaaruhu saameeyeen ee kunool dalalka Soomaaliya, Nigeria, Suudaanta Koofureed iyo sidoo kale dalka Yemen. Madaxweyne Trump oo ka qeyb galayay Shirka G20 ee dalka Jarmalka ayaa ku dhawaaqay deeqdaasi …

US Giving $638M Aid to Yemen, Somalia, Nigeria, South Sudan

US Giving $638M Aid to Yemen, Somalia, Nigeria, South Sudan THE ASSOCIATED PRESS July 8, 2017, 12:51 PM EDT Johannesburg (AP) — The United States on Saturday announced more than $630 million in aid for Yemen, Somalia, South Sudan and Nigeria, where conflict has helped to cause what the United Nations calls the world’s largest humanitarian crisis in more than …

RW Khayre oo Khudbad Qiima badan ka Jeediyey Daahfurka Taakuleynta Ciidamada Qaranka

RW Khayre oo Khudbad Qiima badan ka Jeediyey Daahfurka Taakuleynta Ciidamada Qaranka Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  RW Khayre “Waxaa ah farxad caawa inay ummadda Soomaaliyed isku dhaarsadaan inay danahooda iyaga usoo jeestaan, waxaa sharaf weyn ah in dadka Soomaaliyed ay soo gaareen xiligii dib loo dhisi lahaa qaranimada Soomaaliyed, waxaa sharf weyn ah inaan qirnay sida kaliya ee dhibka …

Hooyo Soomaaliyed oo 5 Caruura korsata oo Noqotay qofkii ugu horeeyey ee ugu deeqa Ciidanka Lacag

Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  Hooyo Soomaaliyed oo 5 Caruura korsata oo Noqotay qofkii ugu horeeyey ee ugu deeqa Ciidanka Lacag https://youtu.be/24EVOj2sP8w KATASHADA CADAAWAHA :Hees WADANI ah. Cabdi Baadil by SHAANI FLMS AQAL TIIR LA AANTIIS KALIGIIS MA TAAGMEE HADAYNAAN IS TAAKULIN TABAR YEELAN MAYNEE KATASHADA CADAAWAHOO ISKU TIIRSANAADA Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.      

MD Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey daahfurka Taakulaynta Ciidanka. 8-da Luulyo oo noqotay maalin taariikhda gashay 

MD Farmaajo oo Khudbad ka Jeediyey daahfurka Taakulaynta Ciidanka. 8-da Luulyo oo noqotay maalin taariikhda gashay  Hees Wadani ah -Alla Weyn Ninkii Aaminaa Awood Leh Ummad waliba Aayaheeda inay garato iyadaa leh Axad July 9, 2017| Arlaadi Online  Madaxweyne Maxamed Cabdulalahi Farmaaj ayaa caawa ka jeediyay shirka taageerada ciidanka qaranka Soomaaliyed khudbad taariikhda gashay iyada oo maalinta 8- Luulyo ay noqon …