Gabar 11 jir ah oo Dad badan ka Ilmeysiisay Kadib markii ay Su’aalo Yaab Badan weeydiisay Soomaalida

Gabar 11 jir ah oo Dad badan ka Ilmeysiisay Kadib markii ay Su’aalo Yaab Badan weeydiisay Soomaalida Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online  Fariinta Iscafiska Ummadda Soomaaliyed. Qof walba oo Soomaaliyed ha ka fakiro jawaabta uu ka bixinayo su’aalaha ay Gabadha yar ee Soomaaliyed soo dhex dhigtay ummadda Soomaaliyed. Waa hubaal inay su’aalahaas iyo kuwo badan oo la mid ah inay …

Faa’idooyinka Cafiska | Sh. Maxamed Cumar Dirir

Faa’idooyinka Cafiska | Sh. Maxamed Cumar Dirir Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online  Soomaalidu waxay tiraahdaa “Rag calooshi la cayaar iyo ciil kama baxaw daran, dumarna cirkeed bogato iyo casar seexataw daran”. Sh. Maxamed Cumar Dirir “Dhibka iyo Midnimo xumada ummadda waxaa u sabab ah iscafis la’aanta, hadii aynu iscafin lahayn waa Midoobi lahayn”. In la isa-saaxamo oo la iscafiyo quluubtana …

Wariye Guursaday Haweney Ajnabi ah oo Gudbiyay Fariin Murugo leh (Sodogey Doofaarkuu Cunaa Lamana Yaso)

Wariye Guursaday Haweney Ajnabi ah oo Gudbiyay Fariin Murugo leh (Sodogey Doofaarkuu Cunaa Lamana Yaso) Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online  Daahfurka Barnaamijka Cafis A NEW DAWN FOR SOMALIA “Waaba beryey, bilicsan, arooryo baxsan, maalin boqran”, Ali Sugule. Fariinta Wasiirka kowaad ee Soomaaliya MUDANE Xasan Cali Khayre “Waxaa noo bannaan hal jid oo kaliya, hadii Aan gadaal u laabano waa dagaal iyo …

DAAWO ISCAFIS: Wariye Alcadaala & Wariye Mubarak oo Cafiyay Dadkii dilay Qoysaskooda, Fariin Murugo lehna diray

Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online  DAAWO ISCAFIS: Wariye Alcadaala & Wariye Mubarak oo Cafiyay Dadkii dilay Qoysaskooda, Fariin Murugo lehna diray A NEW DAWN FOR SOMALIA “Waaba beryey, bilicsan, arooryo baxsan, maalin boqran”, Ali Sugule. Ra’iisul wasaaraha dalka MUDANE Xasan Cali Khayre ayaa toddobaadkan mar uu ka khudbaynayey shirkii taakulaynta Ciidanka qaranka Soomaaliyed waxaa uu yiri “Caawa waxaan isugu nimid inaan …

LIVE: Dagaal caawa ka dhex qarxay Ganacsato Soomaali ah oo difaacaysa hantidooda iyo Burcad South African ah duleedka magaalada Johannesburg

Talaado July 11, 2017| Arlaadi Online  LIVE: Dagaal caawa ka dhex qarxay Ganacsato Soomaali ah oo difaacaysa hantidooda iyo Burcad South African ah duleedka magaalada Johannesburg LIVE Ganacsato Soomaali ah oo la boobayo hantidooda South Africa gaar ahaan duleedka magaalada Johannesburg LIVE Ganacsato Soomaali ah oo la boobayo hantidooda South Africa gaar ahaa duleedka magaalada Johannesburg Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo …