Poet Nation- Our Somali Flag- Ahmed Mohamed Hassan

Talaado July 18, 2017| Arlaadi Online  Poet Nation- Our Somali Flag- Ahmed Mohamed Hassan This film was recorded in the Dadaab Refugee Camp. This song is about the Somali flag and all that it has gone through. Shacabka Soomaaliyed waa inay si wadajir ah uga shaqeeyaan soo celinta sharaftii calanka iyo dowlad-nimada. Hoggaamin wanaagsan oo kaliya yaa lagu heli karaa dowladnimo …

DAAWO Doodii ugu adkeyd ee dhexmartay Wasiir Yariisow Xildhibaan Jeesow

DAAWO Doodii ugu adkeyd ee dhexmartay Wasiir Yariisow Xildhibaan Jeesow  Isniin July 17, 2017| Arlaadi Online  Waxaa jira in ka badan 157 Shirkadood oo isugu jira Ajaanib iyo kuwo Soomaalidu leedahay oo aan Bixin Cashuuraha ku waajibay ee Dawladda, kuwaas oo badi ku dhex Ganacsada Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. Muqaalka doodii oo dhan ee dhexmartay wasiir Yariisow iyo xildhibaan Jeesow. …

Hees wadani ah oo wax ka badashay Aragtida gabar Soomaaliyed ay ka qabtay “Soomaalinimada”.

Isniin July 17, 2017| Arlaadi Online  Hees wadani ah oo wax ka badashay Aragtida gabar Soomaaliyed ay ka qabtay “Soomaalinimada”. Hees wadani oo Qiira badan: “Somaalinimadan dadka kaga saraynaa”. Halka hoose ka akhriso Faalo ay qortay gabar dhageeysatay heestaan. Ismahaan Cali https://youtu.be/t6SyckU3h2w Faalo ay qortay gabar dhageysatay heestaan. Ismahaan Cali asc dhaman walaalahayga Somaliyeed meelkasta oo ay jogaan anigu waxan ahay qof …

HORMUUD HABAABAY: Milicsiga kacdoonkii maxaakiimta islaamiga ahaa (2006-2009)

Isniin July 17, 2017| Arlaadi Online  BUUGA MAANTA: HORMUUD HABAABAY. Milicsiga kacdoonkii maxaakiimta islaamiga ahaa (2006-2009) HORMUUD HABAABAY: Milicsiga kacdoonkii maxaakiimta islaamiga ahaa (2006-2009) WAA BUUG LAGA QORAY MAXAAKIIMTII ISLAAMIGA AHAA EE SOOMAALIYA. Waxa qoray buugga Suldaan Maxamed Suldaan Garyare oo la jaanqaaday dhaqdhaaqii maxaakiimta ee debedda, kana mid noqday aasaasayashii iyo madaxdii isbahaysigii Asmara. ISBN: 978-91-87223-13-6 Arlaadi Online. Education news, opinion and …