John Maxwell The 5 Levels of Leadership

John Maxwell The 5 Levels of Leadership July 19, 2017| Arlaadi Online  New York Times Best-Selling Author, Dr. John C. Maxwell & the high points of The 5 Levels of Leadership. Level one: Position of leadership (i.e manager role) Level two: Observe, listen and learn. Level three: Be effective, bring results. Level four: Put other people in the right positions. Level Five: …

Words of wisdom from Imam Ash-Shaafici (raximahu Allah)

Words of wisdom from Imam Ash-Shaafici (raximahu Allah) Abuu Cabdullaahi Muxammad ibnu Idiriis al-Shaafici. TOP 20 QUOTES BY IMAM AL-SHAFICI “Some people have passed away, but their character kept them alive. Others are alive, but their character has killed them.” “Knowledge without action is arrogance.” “I never debated with a knowledgeable person except that I won the debate, and I have …

Daawo VIDEO: Jaceyl Taaba-galay (Xamdi Sh. & Abdulkadir Jangeli). Noloshu Waa Jaceyl Jaceylkuna Waa Nolol

Daawo VIDEO: Jaceyl Taaba-galay (Xamdi Sh. & Abdulkadir Jangeli). Noloshu Waa Jaceyl Jaceylkuna Waa Nolol Arbaco July 19, 2017| Arlaadi Online  SOMMAALIDU JACEYL MA TAQAAN OO BEENOWDAY. Waxaa mahadaas leh lamaanaha jaceylkooda la wadaagay bulshada Soomaaliyed. Wa qiso jaceyl oo ay ka sheekeynayaan Marwo Xamdi Sh. Maxamed Cabdulle iyo seygeeda Mudane Abdulkadir Aden Mohamud “Jangeli”.  Mudane Jangeli ayaa caan ku ahaa qoraalo …

Oradyahan Cabdi Bile Cabdi oo soo Bandhigay Hibbada Alle siiyey Soomaalida 

Oradyahan Cabdi Bile Cabdi oo soo Bandhigay Hibbada Alle siiyey Soomaalida  Arbaco July 19, 2017| Arlaadi Online  Halyey Cabdi Bile Cabdi ayaa wuxuu ka Warbixiyey taarikhdiisa nololeed, Guulihii kala duwanaa ee Orodka uu ka gaaray. Cabdi Bile ayaa 987-dii Qaaday Orodkii Adduunka isagoo Metalaya Soomaaliya. Wuxuu sheegay inuu Howl adag usoo maray Orodka, Taasi oo Bulshada Soomaaliyeed aysan Qiimayn karin, Sidoo …

Wareysi Xasaasi: Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha dalka Canada oo Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed

Wareysi Xasaasi: Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha dalka Canada oo Fariin u diray Shacabka Soomaaliyeed Arbaco July 19, 2017| Arlaadi Online  Wasiirka Socdaalka Qaxootiga iyo Jinsiyadaha ee dalka Canada Mudane Axmed Xuseen oo wareysi gaar ah siiyaay Talefishinka Universal Tv ayaa ka waramay waxqabadka dowlada uu wasiirka ka yahay, taarikhdiisa siyaasaded iyo shaqooyinkii u qabtay intuu siyaasada ku jiray. Wasiir Axmed …