Dagaal Jerusalem ku dhex maray ciidamada Israel iyo shacab falastiiniyiin ah

Dagaal Jerusalem ku dhex maray ciidamada Israel iyo shacab falastiiniyiin ah Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Ciidamada Israa’iil iyo shacab Falastiiniyiin ayaa isku dhacay bariga Quddus iyo daanta galbeed ee la haysto, ayadoo la isku hayo goob barakaysan oo ku taalla Quddus. Biyo sida gantaal oo kale ah iyo gaaska dadka ka ilmaysiiya ayaa la riday ka dib markii qolooyin …

Hees Wadani ah: Arday Baan Ahayoo

Hees Wadani ah: Arday Baan Ahayoo Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Akhriste markaad heestaan dhageysato isweydii dalkii Aad canshuurtiisa wax kusoo baraty ama uu Aabaha wax kusoo bartay ma u abaal guday. Marnaba ha ka mid noqon kuwa dalkooda Aan waxba tarin oo caaya dadka iyo dalka Ama kuwa u shaqeeya shisheeyaha ee loo Adeegsado burburinta dalka Soomaaliya. Arlaadi Online. Education …

Fariin Shariif Xasan uga timid nin Aan laga fileyn. Maxay tahay fariintu?

Fariin Shariif Xasan uga timid nin Aan laga fileyn. Maxay tahay fariintu? Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Khaakhaan oo yiri “Doorashada cusub ee soo socota ee Koonfur galbeed Shariif Xasan shaqo kuma laha”. Waxbuu fahmay Khaakhaan oo uusan Shariif Xasan weli fahmsanayn.  Soomaalidu waxay tiraahdaa “Wan wayn ilaa la gawraco indhihiisu cirka ma arkaan“. Halkan ka dhageyso fariinta loo diray Shariif …

Aabahan oo kale noqo hadaad danaynayso mustaqbalka caruurtaada

Aabahan oo kale noqo hadaad danaynayso mustaqbalka caruurtaada Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Sheekh Said Ali Ahmed oo yiri “Waalidku waa in ay markasta musaqbalka caruurtooda ka fakaraan. Tarbiyada fiican ee caruurtu inta ay yaryaryihiin la tarbiyadeeyaa waxa ay anfacdaa marka ay waynaadaan. Aduunkasta oo aad ubadkaaga uga tagto hadaanad tarbiyadooda hagaajin aduun iyo aakhiro waxba ma tarto. Hadaadse dhaqan fiican …

WAR-SAXAAFADEED: Hada Kasoo Baxay Madaxtooyada, Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale

WAR-SAXAAFADEED: Hada Kasoo Baxay Madaxtooyada, Madaxweyne Farmaajo oo Ku Baaqay in la joojiyo dagaalka Xeraale WAR-SAXAAFADEED: 12/07/2017 Jimco Luulyo 21, 2017| Arlaadi Online  Madaxweyne Farmaajo oo goor dhow soo saaray baaq ku Aadan dagaalka Xeraale isaga oo yiri “Waa in sida ugu dhaqsiyaha badan lagu joojiyaa dagaalka ka socda Xeeraale”. Halkan ka dhagayso Baaqa Madaxwayanaha: https://soundcloud.com/…/hadalka-madaxweynaha-jfs-mudane-ma   Arlaadi Online. Education news, opinion …