Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda

Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Dr. Amiin oo Kartoon cajiib ah ku cabiray Dareenkii qiirada lahaa ee ehelada iyo Maxaabistii Soomaaliyed ee helay xoriyadooda “Madaxda Naftooda, dadkooda iyo dalkooda Ixtiraama ayaa dunida ka hela Ixtiraam”. Ahmed Arlaadi  Respect and Leadership go together. You can’t have one without the other.     https://youtu.be/FUeCQu5XH7s Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.

Maxamed Cabdi Xasan “Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi”.

Maxamed Cabdi Xasan “Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi”. Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  تمَّ أخذي ، وقال لي هل تريد عملا؟ Waa la’i kaxaystay , Shaqo ma rabtaa buu igu yidhi I was taken, and he said, ” do you want a job BAAFIN WIIL YAR. Halkan ka daawo wareysi uu Halgame Coldoon la yeeshay …

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Geelle muxuu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland?

Madaxweynaha Jabuuti Mudane Geelle muxuu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland? Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wareysigan kooban ku sheegay waxa uu ka Aaminsanyahay Gooni Isku Taaga Somaliland iyo sida uu u arko Midnimada Soomaaliya. Mudane Geelle ayaa sidoo kale sheegay in doorashada soo socota ee Somaliland ay la mid tahay doorashooyinkii ka horeeyay oo …

Meet The Refugee Trying To Be Boston’s First Muslim City Councilor | NBC News

Meet The Refugee Trying To Be Boston’s First Muslim City Councilor | NBC News July 24, 2017| Arlaadi Online  Somali-American refugee and immigrant rights activist Deeqo Jibril arrived in Boston in 1991 after fleeing civil war. Today, she is running for Boston City Council in Roxbury, Massachusetts. If she wins this November, she will be the first Muslim elected to the …

Refugee to Activist: Deeqo Jibril Is Giving Immigrants Hope

Refugee to Activist: Deeqo Jibril Is Giving Immigrants Hope When Deeqo Jibril came to America at 12 years old, she couldn’t speak English. She had never seen snow. She had nothing but the clothes on her back. In 1991, her family fled the civil war in Somalia and lived in a refugee camp in Kenya before starting a new life …

Shariif Xasan oo haya wadadii uu ku baxay Xasan Sheekh

Shariif Xasan oo haya wadadii uu ku baxay Xasan Sheekh (Isbeddel doonka Soomaaliya- garabka Koonfur galbeed) Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Sida ka muuqata sawirka Amiin Caamir shacabka Koonfur galbeed waa ay iska soo eryeen Shariif Xasan waxaase u Afduubay oo u gacan qabtay dowladii Xasan Sheekh, isagiina hada meesha wuu ka baxay. Wax walba oo uu sameeyo Shariif Xasan, …

SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis

SAAMEEYNTA WAXBARASHADU LEEDAHAY. Maxamed Xaaji Ingiriis Isniin Luulyo 24, 2017| Arlaadi Online  Aqoonyahan Ingiriis ayaa ka warbixiyay Saameeynta ay waxbarashadu ku leedahay qofka iyo guud ahaan mujtamaca ama bulshada, wuxuu sidoo kale si qoto dheer uga hadlay taariikhda waxbarasho ee Soomaaliya iyo maraaxilkii ay soo martay. Dhinaca kale Mudane Ingriis ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan xisbiyada Soomaaliya ka dhismi doona mustaqbalka iyo …