Xildhibaanad Luuley iyo Malaaq laysaamoow oo gurmad u fidiyay qaar ka mid ah Maxaabistii dhawaan xoriyadooda helay

Xildhibaanad Luuley iyo Malaaq laysaamoow oo gurmad u fidiyay qaar ka mid ah Maxaabistii dhawaan xoriyadooda helay Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online  Xildhibaan Luuley iyo Malaaq laysaamoow ayaa maanta gurmad ay ugu magac dareen Hiil Walaal u sameyeey 16 ruux oo ka mid ahaa 115-kii Maxaabiis ee lagu soo warejiyay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Xildhibaan Luuley iyo Malaaq laysaamoow ayaa Maxaabiista gaarsiiyay Mucaawino Kala duwan sida: …

Prof. Ahmed Samatar: “Somaliland Soomaaliya waa dhaaftay Geeska Afrikana waa ay ka dambeysa”.

Prof. Ahmed Samatar: “Somaliland Soomaaliya waa dhaaftay Geeska Afrikana waa ay ka dambeysa”. Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online  Prof. Samatar ayaa maanta bixiyay wareysi dhinacyo badan taabanaya oo u muuqday mid loogu gogol xaarayo ololaha doorasho ee dhawaan ka bilaaban doona Somaliland. Halkan ka dhageyso wareysi uu Prof. Samatar kaga hadlay Arimaha iyo xaalada Somaliland, Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska …

Aragtida Danjiraha Midowga Yurub Veronique Lorenzo ee Midnimada Soomaaliya.

Aragtida Danjiraha Midowga Yurub Veronique Lorenzo ee Midnimada Soomaaliya. Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online  Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo oo sheegtay in “Dastuurka Soomaaliya uu ka kooban yahay lix gobol lagana hoggaamiyo Muqdisho”. Dhinca kale Danjire Lorenzao ayaa ku baaqday dib u-heshisiin qaran oo Soomaaliya u horseeda Nabad iyo deganaan. Halkan ka dhageyso wareysi xasaasi ah oo uu …

Recovery in Somalia: How Do We Sustain Gains Against al-Shabab?

Recovery in Somalia: How Do We Sustain Gains Against al-Shabab? July 25, 2017| Arlaadi Online  United States Institute of Peace Somalia’s tenuous progress toward stability will only be sustained if the newly elected government steps up delivery of desperately-needed services to its citizens, offering a viable alternative to al-Shabab extremists. Yet six million Somalis are at risk of famine due to …

Madaxweynaha Turkiga oo is hor fariisin doona Sucuudiga iyo Qadar

Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online  Madaxweynaha Turkiga oo is hor fariisin doona Sucuudiga iyo Qadar Madaxweyne Erdogan oo is hor farisiin doona Sacuudiga iyo Qadar. Dowlada Federaalka iyo Alshabaab Aan ka codsano inuu is hor fariisiyo https://youtu.be/KxQ0-3K8Fzk Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.  

Maxaa kala qabsaday laba nin oo saaxibo ah oo isku duruuf ku sugan?

Maxaa kala qabsaday laba nin oo saaxibo ah oo isku duruuf ku sugan? Talaado Luulyo 25, 2017| Arlaadi Online SHEEKO WALBA OO LAGU SHEEGO HA ISKA RUMAYSAN ADIGA OO AAN HUBSAN, GAAR AHAAN HADII LAGU FAANO. Halkan ka Daawo Riwaayad gaaban oo qosol badan: https://youtu.be/y7knWYkh-6E Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.