Ambassador Caynte “Abaarihii 2011 waxaa ku dhintay laba boqol lixdan iyo sideed kun qof oo intooda badan ay ku dhinteen gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose”.

Ambassador Caynte “Abaarihii 2011 waxaa ku dhintay laba boqol lixdan iyo sideed kun qof oo intooda badan ay ku dhinteen gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha Hoose”. Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Isbeddel doonka Soomaaliya: Garabka Koonfur galbeed Mudane Caynte siduu wax u ogyahay uma sheegin. Wuxuu ahaa Madaxii hore ee Machadka Heritage, wuxuu  kaloo soo qabtay xilka wasaaradda qorsheynta iyo …

Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan Xaaladda Qudus

Qaramada Midoobay oo ka Walaacsan Xaaladda Qudus  Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Masaajidka Qudus waa mid kamid ah Masaajidada ugu weyn Caalamka, waana masaajidka sadexaad ee ugu muqadsaysan Islaamka, waa qibladii koowaad ee muslimiinta, waana gobtii laga dheelmiyey nabiga xabiibka Muxamed (scw) habeenkii Israa’ walmicraaj. Masaajidkuna wuxuu ku yaala xaafada qadiimiga ah ee Magaalada Qudus. Halkan ka akhriso taariikhda Masaajidka …

Garsoore/Coach Farmaajo oo Kabtannada team-kiisa ay soo bandhigeen xirfado iyo farsamo layaab leh 

Garsoore/Coach Farmaajo oo Kabtannada team-kiisa ay soo bandhigeen xirfado iyo farsamo layaab leh  Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Ra’iisul Wasaare Khayre  iyo kuxigeenkiisa ayaa shalay Baleejo Ku Tartamay Yaa Isleedahay Wuu Badiyay? Siyaasada marka laga soo tago waxaa muuqata in Madaxda dowlada ay leeyihiin xirfado kale yihiina cayaartooy farsamo badan leh, waxaa sidoo kale xusid mudan in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu leeyahay …

Wax ka baro masaajidka Qudus, Macluumaad Cajiiba oo ku saabsan Masaajidka Qudus?

Wax ka baro masaajidka Qudus, Macluumaad Cajiiba oo ku saabsan Masaajidka Qudus? Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Masaajidka Qudus waa mid kamid ah Masaajidada ugu weyn Caalamka, waana masaajidka sadexaad ee ugu muqadsaysan Islaamka, waa qibladii koowaad ee muslimiinta, waana gobtii laga dheelmiyey nabiga xabiibka Muxamed (scw) habeenkii Israa’ walmicraaj. Masaajidkuna wuxuu ku yaala xaafada qadiimiga ah ee Magaalada Qudus. …

Siyaaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa Facebook ku qoray qoraal fasiraad badan laga bixiyay.

Siyaaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bartiisa Facebook ku qoray qoraal fasiraad badan laga bixiyay. Jimco Luulyo 28, 2017| Arlaadi Online  Abdirahman Abdishakur qoraalka hoose wuxuu kusoo xiray su’aal uu weeydiiyay shacabka Soomaaliyed, isagana waxaa hortaal su’aalahaan inuu kasoo jawaabo. Abdirahman Ma: XIL-DOON MISE XOOLO-DOON? XURMA-DOON MISE XAL-DOON? Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka mid ahaa Murashixiintii u tartamay xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa shalay …