Justin Trudeau. Eid Mubarak! Sending my best wishes to Muslims celebrating Eid al-Adha & the end of the Hajj today. Eid Mubarak! Sending my best wishes to Muslims celebrating Eid al-Adha & the end of the Hajj today. http://bit.ly/2xQ1NwZ Posted by Justin Trudeau on Thursday, August 31, 2017 Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.
Watch Live TV | Makkah & Madinah here: Haramain Tv live
Watch Live TV | Makkah & Madinah here: Haramain Tv live Live Hajj 1438 Live Hajj 1438Download "Haramain Recordings" App On Google Play For More Posted by Haramain on Thursday, August 31, 2017 Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.
AFHAYEENKA JABHADDA ONLF AYAA XAQIIJIYAY IN CABDIKARIIM QALBI DHAGAX UU GALAY GACANTA DOWLADDA ITOOBIYA
AFHAYEENKA JABHADDA ONLF AYAA XAQIIJIYAY IN CABDIKARIIM QALBI DHAGAX UU GALAY GACANTA DOWLADDA ITOOBIYA Khamiis August 31, 2017| Arlaadi Online Afhayeenka Jabhadda ONLF Cabdiqaadir Xasan Hirmooge oo idaacada goobjoog waraysi siiyay ayaa sheegay in Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax loo dhiibay dowlada Itoobiya, wuxuuna yiri “Saddexdii sano ee lasoo dhaafay kama uusan mid ahayn halganka ka socday gudaha wuxuuse ku magacaabna …
Warbixin iyo Xog: Madaxda Alshabaab oo bilaabay inay koox koox ugu soo biiraan Dowlada Federaalka
Warbixin iyo Xog: Madaxda Alshabaab oo bilaabay inay koox koox ugu soo biiraan Dowlada Federaalka Khamiis August 31, 2017| Arlaadi Online Daawo: Hoggaamiye ka mid ah horjooga-yaasha Alshabaab oo dowlada Soomaaliyaa isku soo dhiibay kana warbixiyay khaladaadka Alshabaab iyo sababaha ku kalifay inuu ka baxo. Daawo: mid kamid ah horjooga-yaasha marin habaabiyay alshabaab oo dowlada somalia isku soo dhiibay. Posted by …
Maalinta 9aad ee Carafo iyo Fadliga ay leedahay.
Khamiis August 31, 2017| Arlaadi Online Maalinta 9aad ee Carafo iyo Fadliga ay leedahay. Dr. Sheekh Axmed nuur ayaa soo jeedinaya, Ajar iyo Xasanaad ilaahay haka siiyo. Maalinta 9aad ee Carafo iyo Fadliga ay leedahay.Dr Sheekh Axmednuur ayaa soo jeedinaya, Ajar iyo Xasanaad ilaahay haka siiyo.SHARE SHARE Posted by Universal Somali TV on Wednesday, August 30, 2017 Arlaadi Online. Education news, opinion …
Madaxweyne Farmaajo “Midnimada Soomaaliya ayaa igala weyn kursiga Aan ku fadhiyo, waxaana Aan ka shaqeeyn doonaa sidii lagu heli lahaa Midnimo Soomaaliyed xitaa hadii Aan xilkeyga ku waayayo”.
Arbaco August 30, 2017| Arlaadi Online Madaxweyne Farmaajo “Midnimada Soomaaliya ayaa igala weyn kursiga Aan ku fadhiyo, waxaana Aan ka shaqeeyn doonaa sidii lagu heli lahaa Midnimo Soomaaliyed xitaa hadii Aan xilkeyga ku waayayo”. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta waqtigiisa la qaatay dhallinyaro ku sugnaa Xeebta Liido. https://youtu.be/z35lDhpS8iw Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.
BARRE FOR PARKS: HOPE & HARD WORK….BE PART OF THE CHANGE….
BARRE FOR PARKS: HOPE & HARD WORK….BE PART OF THE CHANGE…. RAJO IYO HAWLKARNIMO…..QEYB KA NOQO ISBEDDELKA…… Arlaadi Online. Education news, opinion and guides.
Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay. Qalinkii Wariye: Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu
Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay. Qalinkii Wariye: Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu Talado August 29, 2017| Arlaadi Online Ugu horreyn waxa aan Eebe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay ciidamadi ka sameeyeen Bariire ,runtii waa dhacdo aad u xanuun badan ,balse aqristoow ila eeg qoraalka hoose si aad u ogaato …
Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax
Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax Talado August 29, 2017| Arlaadi Online Warar xog ogaal ah oo sheegaya in Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho oo Aan loo gacan gelin dalka Itoobiya, waxaana suuragal ah inuu saxaafada la hadlo maalmaha soo socda. Halkan ka akhriso sida uu sargaalka ONLF ku yimid …
From 2007 to 2017: The Rise of Mogadishu
From 2007 to 2017: The Rise of Mogadishu August 28, 2017| Arlaadi Online The year 2007 was perhaps the harshest time to the millions of Somalis particularly those in Mogadishu who were already suffering from 16 years of unremitting chaos resulted by the civil war. In that year, the humanitarian crisis in Somalia has reached on a scale which was not …