Daawo Eedeeyn Culus: Shariif Xasan oo lagu Eedeeyay Musuq-maasuq iyo inuu ku tuntay dastuurka Koonfur galbeed

Daawo Eedeeyn Culus: Shariif Xasan oo lagu Eedeeyay Musuq-maasuq iyo inuu ku tuntay dastuurka Koonfur galbeed Sabti August 05, 2017| Arlaadi Online  Shacabka iyo xildhibaanada Koonfur galbeed oo dulqaadkii ka dhamaaday, baaq deg deg ah iyo codsina u diray dowlada Federaalka si ay usoo farageliso xaalada Koonfur galbeed inta aysan faraha ka bixin. In ka badan 50 xildhibaan oo ka mid …

Daawo video: Khudbadii Raali galinta ee wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil

Daawo video: Khudbadii Raali galinta ee wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil Sabti August 05, 2017| Arlaadi Online  Kal fadhiga labaad kulankiisa 9-aad ayey maanta ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Ajandaha xildhibaanada ayaa ahaa dhameystirka dooda ku saabsan go’aan ka gaarista wasiirka Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. Ugu horeyn wasiirka Dastuurka oo fadhiga baarlamaanka goob joog …

Rwanda election: President Paul Kagame wins by landslide

Rwanda election: President Paul Kagame wins by landslide President Paul Kagame of Rwanda has won a third term in office with a landslide, the country’s electoral commission has announced. Partial results of Friday’s election gave him 98% of the votes, it said. Mr Kagame’s supporters, who say that he has brought stability and economic development after the horrors of the …

Qiyamku (values) waa laba nooc: Dr. Abdurahman Noor “Sulub”

Qiyamku (values) waa laba nooc: Dr. Abdurahman Noor “Sulub” Sabti August 05, 2017| Arlaadi Online  Qiyamku (values) waa laba nooc: kuwa la caddeeyo oo shaaca laga qaado (declared values) iyo kuwa ficilka lagu muujiyo (demonstrated values). Kuwa lagu dhawaaqo dadkaa ka hadla oo ka sheekeeya. Kuwa la muujiyana dakaa arka hawl socota. Hoggaamiyaha sare wuxuu is waafajiyaa qiyamka lagu dhawaaqo iyo kuwa …