Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay. Qalinkii Wariye: Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu

Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay. Qalinkii Wariye: Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu Talado August 29, 2017| Arlaadi Online  Ugu horreyn waxa aan Eebe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay ciidamadi ka sameeyeen Bariire ,runtii waa dhacdo aad u xanuun badan ,balse aqristoow ila eeg qoraalka hoose si aad u ogaato …

Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax

Dowlada Soomaaliya oo badbaadisay sargaal ONLF ah oo lagu magacaabo Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax Talado August 29, 2017| Arlaadi Online  Warar xog ogaal ah oo sheegaya in Cabdikariin Sh Muuse Qalbi-dhagax uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho oo Aan loo gacan gelin dalka Itoobiya, waxaana suuragal ah inuu saxaafada la hadlo maalmaha soo socda. Halkan ka akhriso sida uu sargaalka ONLF ku yimid …