Daawo: Puntland oo labo kun iyo afar boqol (2,400) oo ka mid ah ciidankooda daraawiishta ku wareejisay Dowlada Federaalka

Daawo: Puntland oo labo kun iyo afar boqol (2,400) oo ka mid ah ciidankooda daraawiishta ku wareejisay Dowlada Federaalka Khamiis November 30, 2017| Arlaadi Online  Ciidan QARAN oo wadani ah si loo helo, Soomaaliya waxay u baahan tahay ciidan ay iyagu leeyihiin oo maal gashadeen laguna tababaro Soomaalinimo iyo diinta Islaamka oo marnaba aan ka qeyb galin dagaal sokeeye oo ku saleeysan qabyaalad. …

Trudeau delivers emotional apology to excluded N.L. residential school students

Prime Minister delivers emotional apology to excluded students of Newfoundland and Labrador residential schools “We cannot forget the history”: Justin Trudeau apologizes to N.L. residential school survivors November 25, 2017| Arlaadi Online  GOOSE BAY, N.L. – Prime Minister Justin Trudeau has “humbly” apologized for abuse and cultural losses at residential schools in Newfoundland and Labrador, saying the gesture is part of recognizing “hard truths” Canada …

Maxaa laga filan kara taliyihii hore ee Hay’adda NISA Sanbaloolshe? Bambo Gacmeed ay gacanta ku dhigeen Mucaaradka dowlada oo Aan la ogeyn gorta ay qarxin donaan

Maxaa laga filan kara taliyihii hore ee Hay’adda NISA Sanbaloolshe? Bambo Gacmeed ay gacanta ku dhigeen Mucaaradka dowlada oo Aan la ogeyn gorta ay qarxin donaan Axad November 26, 2017| Arlaadi Online  Mucaaradka iyo Dowlada oo isku haysta Mr. Sanbaloolshe iyo qolada uu raacayo. Dhinaca kale Dowlada ayaa la sheegayaa inay ka cabsi qabta in Sanbaloolshe uu bixiyo xogaha uu hayo iyo …

International Day for the Elimination of Violence against Women 25 November 

International Day for the Elimination of Violence against Women 25 November  25 Nov – Maalinta Caalamiga ee cirib-tirka rabshadaha ka-dhanka ah haweenka Statement by Arlaadi.net Director Ahmed Nuur Arlaadi Maanta oo Sabti ah 25-ka November 2017 ayaa ku beegan maalinta Caalamiga ah oo ay Hayadda Qarammada Midoobey (QM) u Aqoonsatay maalinta la dagaalanka jir-dilka loo geeysto haweenka. A woman stands in a shelter …

Somalia’s Bleak Future

WORLD NEWS /25 NOV 2017 Faarah Adan Somalia’s Bleak Future “Somalia is still rife with governance problems. Political bickering is at its peak and the federal member states have turned into puppet states under the influence of their foreign sponsors. They do not have a say in most of their internal affairs while they are subject to the whims of foreign …

Daawo: Hees wadani ah QARANIMO waxaa hela Qoyskii walaala ah Qeybsada Dhibaatadoo La qaraara gumeysiga, waxaa qaaday Maxamuud Cali Gaywarow.

Daawo: Hees wadani ah QARANIMO waxaa hela Qoyskii walaala ah Qeybsada Dhibaatadoo La qaraara gumeysiga, waxaa qaaday Maxamuud Cali Gaywarow. Sabti November 25, 2017| Arlaadi Online  Heestaan Qaranimo waa mid ka mid ah heesaha wadaniga ah kuwoda ugu qaalisan, waa hees tilmaamaysa Qiimaha Qaranimada iyo is kaalmeynta Bulsho walaalo ah. (Soomaalidu waa dad walaalo ah). Hadey Midnimo iyo Nabad helaan waxay noqon dalka ugu dhaqaalaha wanaagsan Afrika. Allow dadkeena Qabyaalada ka saar oo …

Daawo: Sida Qalbi Dhagax Muwadin 11 sano ka hor Soomaaliya laga dhiibey oo wali Xabsi Itoobiya ku jira + Sh. Abuukar oo ka haldaya diinta Islaamku waxa ay ka qabto qof Muslim ah oo cadow loo dhiibo

Sabti November 25, 2017| Arlaadi Online  Daawo: Sida Qalbi Dhagax Muwadin 11 sano ka hor Soomaaliya laga dhiibey oo wali Xabsi Itoobiya ku jira + Sh. Abuukar oo ka haldaya diinta Islaamku waxa ay ka qabto qof Muslim ah oo cadow loo dhiibo Basher Makhtal A forgotten Somali-Canadian Citizen in Ethiopian prison for 11 years. https://youtu.be/-0vpvIVWfzk Sh. Abuukar oo ka haldaya diinta …